Abwaan sharpi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan sharpi, Health/Beauty, Cabdirisaaqsharbi@gmail . com, Borama.
06/08/2026
waxaa jeelka boorama laguxidhay wariye xasankoronto oo ah wariyaha ugu aragtidha dheer dhinaca bulshada kanafaaloonayay maalmahan hawlaha isdiidadoodu muuqato ee kasocday xeebaha gobolka awdal
22/07/2026
hal qof ayaakugeeriyooday shilgaadhi ookadhacay deegaanka kudabuur
10/06/2026
omar cartanmaanta adigu waadadaashay lkn waxaakula hadhay dalkaaga hooseeya. maanta haduu maxamed claahifarmaajojoogilahaa sidaasi kugumaanaydhacdeen sorry wll
waxan la yaabay dhalinyaro aanan dhib cid u gaysanayn oo seeraha wakhti iskaga qaadanaya waxa lagu xidhay cajiib matanaan arkayna ma laha muusaaba rona
magacxume midgaandhuuntayoow
maayarka la boode
ma xishoode muuq foolxunlaw Moqoro huumaale
maamulxume ninkani nagu matala madaxa laanlaanta
meeraysi mooyee ba baran maamul iyo hawlo
waxaawaxlalayaabo ah. dad dabdhexdooda lagu shidayo afkana nabad loogu sheegayo. dawlada soomaalilnd jadaanay runta sheegi karay awoodeeda haku ekaato gobolkana haka nasato dadkalihi iyagaa iskasoo bixiye. maxay ciise iyo samaroon filim ugu jilaysaa ama cadaalad ama dhuumasho bes
17/03/2026
انا لله وانا اليه راجعون عاش بطلا ومات شهيدا الهم اغفرله وارحمه واسكنه فسيح جناتك يا رب العالمين
alxamdulilaah waxa dhamaad ah bishii khayrka badnayd
Category
Website
Address
Borama