Usd Organization

Usd Organization

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Usd Organization, somalilland, Borama.

13/06/2026

Tacsi : inaalilahi wa inaalihaya raajucul : gudoomiyaha iyo dhamaan xubnaha ururka samafalka dhalinyarada ee usd organization waxa ay dhanbaal tacsi u dirayaan qoyskii qarabadii iyo ehalkii uu ka baxay marxuum : Aabo ahmed Qalib oo aabo u ahaa xubin ka mid ah ururka samafalka dhalinyarada ee usd organization oo ku geeriyoday magalada boorama waxaan alle uga baryaynaa marxuunka in uu alle janadii fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qarabadii uu ka baxayna waxaan leenahay samir iyo iiman saadiqa allaha ha idinka siiyo gaar ahaan walshen anbiya oo ka mid ah ururka

Photos from Usd Organization's post 30/05/2026

Kulan Sharafeed U dhaxeyey Bahda ururada somalilland gaar ahaan ururada iyo urruka .organization

29/05/2026

Hordhaca Kulanka manta
USD.Organization

Photos from Usd Organization's post 29/05/2026

Maamulka ururka USD.Organization ayaa manta oo ay tarikhdu tahay 29/may/2026 malin jimce ah u baxay safar iskugu jira isbarasho iyo shaqo Magalada Gabilay

23/05/2026

Ururka USD.ORGANIZATION waxa uu si naxaris leh idinka codsanaya in aad kala qayb qadataan barnamijka fadliga ciida taas oo lagu cawinayo dadka tabalaysan

Wixii aad awodan ku dir number ka ka muqda sawirka

Photos from Usd Organization's post 17/05/2026

S/Q2

Photos from Usd Organization's post 17/05/2026

Xaflada Xil warejinta ururka .Organuzation

S/Q1

12/05/2026

Doorashada Ururka USD

21/02/2026

๐ŸŒ™ Ololaha: Afuri Walaalkaa (Wixii aad Awoodo!)
Walaal, khayrku ma laha xad, sadaqaduna kuma xirna inta ay la'egtahay ee waxay ku xirantahay niyaddaada. Ururka USD Organization wuxuu kugu martiqaadayaa inaad ka qayb qaadato barnaamijka "Afuri Walaalkaa".

Haddii aadan awoodin hal doollar ($1), ha is-oran waxba ma bixin karo. Xitaa wax ka yar hal doollar wuxuu qof walaalkaa ah u noqon karaa rajo iyo afur uu ku farxo.

Rasuulku (CSW) wuxuu yiri:
"Iskaga leexiya naarta xitaa hadday tahay timir nuskeed."

Sidee u bixin kartaa?
Ma jirto lacag yar oo la dhayalsado; wixii aad awoodo oo tabarucaad ah ayaad nagu soo biirin kartaa si aan u gaarsiino dadka u baahan.

Nagala soo xiriir:
๐Ÿ“ž Telesom/: 638038693

๐Ÿ“žSomtel: 658038693

"Gacan kasta oo wax bixisa waa mid barakaysan." Share-gareey si aad khayrka u faafiso!

Adiga sii baahiya o share si dhah
Qof kale uu arko share samaysay
Uu sadaqo ku darsado
Ajarkiisa mid Lamid ah leedahay
Camal qof wax bixiyay

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Somalilland
Borama
252