Waayo arag page

Waayo arag  page

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Waayo arag page, Health/Beauty, Borama.

07/09/2021
08/08/2021

Wariyaha jacalka sanadak 2022h hamoogaan soona gaadhsii xagjacAyl waxaad hayzo

08/08/2021
08/08/2021

Dadkii h**e waxay ahaayeen dad xigmadbadan waxaana marwalba. Xasuustaa. xigamdo cajiiba oo qabatay nin xaasas badanle (godadle) taasoo ahayd maalinkasta inay isku tuurtuuraan odayga iyagoo odhanaya reekaas ayaad jeceshahay ama hebaalayo ayaad uroontahay dadabadeed ninkii khaatiyaan ayuuu iskataagay arinkaa midkastoo muraadleba qiil ayey uga dhigatay arinkaa dabadeed maalin ayuu go aansaday inuu arinkaa soo afjaro waxaanu ugu baaqay xaasaskiisii inuu arinkaa naftaukeenay uu soo gabago gabaynayo maanta cadaynayona ta uujecelyhay. Ilayn waadumare midwalba waabsoo diyaargarowday si ay ugaato ta uujecalyhay inay tay tahay dabadeed isugu wada yeedh wuxuu yidhi maanta Ayaan sheegayaa taaneclee laakin shuruud baan wataa hadaad shuraadaa oofinasaan waa sheega soodaa bay yidhaahdeen. Okey siijeesta taanjeclahay dhabarkabayaan ka gujinaya laakin yaanay cidna usheegin haye ayey yidhaahdeen sidii ayey sameeyeen markaasuu midkasta dhabrka kagujiyey hakiibay kadhaqaaday midwalba iyadoo faraxsan moodasana inuu iyaduun gujiyey gurigediina kudhacday odaygiina karaystay hiblaayaad iga jeceshahay markuu utago mid kasta markay iskuqabtaan shay wuxuu yidhaa maad ilowday gujadaydii dabadeed kalidaa sownigii kudoortay dabedaad xaladay dajisaa markaa zxp meehsa xigamad baa kujirata sheekadan iyada ah oo ah"naagaha lawada qabaa waxba iskuma sheegaan ISMA warystaana"ninkana arintaasuu kafikiray ahadaba adi. Bal sheeko noogu tuur.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Borama