dheeman fursad qaaliya
kusoo dhawaw dheman fursad qaaliya
Caafimaadkaagu waa mudnaantaada.
Burco Nutrition Center waxaad ka heli kartaa la-talin iyo adeegyo caafimaad oo tayo leh.
Nala soo xiriir si aad ballan u qabsato.
Soo wac 63 7374062
09/12/2025
DISCOUNT GAAR AH – HA DHAAFIN!
Iibso 1 Aloe-Jojoba Shampoo → Hel 1 Conditioner & 1 Liquid Soap BILAASH!
Ku daryeel timahaaga iyo maqaarkaaga adigoo hal shampoo iibsanaya oo saddex faa’iido helaya!
✨ Aloe-Jojoba Shampoo
– Si jilicsan ayuu u nadiifiyaa
– Wuu yareeyaa qudhunka & qallaylka
– Timo jilicsan iyo dhalaal dabiici ah
✨ Aloe-Jojoba Conditioner (FREE)
– Timo uu jilciyo isla markiiba
– Ka hortaga jabitaanka & qalaylka
– Ku habboon dhammaan noocyada timaha
✨ Aloe Liquid Soap (FREE)
– Nadiifiye jidh oo dhan oo jilicsanaan
– maqaarka wuu qoyaan leeyahay
– Ku habboon qof kasta & maqaarka xasaasiga ah
---
💛 Hal iibsasho = 3 faa’iido!
💛 Fursad kooban — kusoo degdeg!
Naga soo wac 063 7374062
Asc, soo dhowaada.
Waxaan idiin soo kordhinay adeeg cusub oo ku yaalla xarunteena Boorama…
✔️ Dhakhtar ku takhasusay xanuunada guud
✔️ Baadhitaano casri ah
✔️ La-talin caafimaad oo dhamaystiran
✔️ Iyo helitaanka alaabo dabiici ah oo la hubo
Xarunteenu waxay idiin diyaarisay daryeel caafimaad oo hufan, degdeg ah, oo lagu kalsoonaan karo.
Caafimaadkiinu waa mudnaanta koowaad.”
Maka mid tahay dadka ku dhaqan magaalada boorama
Waxaan xarunta inoogu diyaara dr xanuuna guud iyo baadhitaano casriya
Adeegyada waxaan ku samaynay qiimo dhimis alaabta iyo Baadhitaanka
Wixii faahfaahina soo wac call 063 4632008 ama what's up 63 8756196
✨ Xoog iyo Caafimaad dabiici ah ! ✨
👉 Ma rabtaa inaad jidhkaaga ka nadiifiso sunta, aadna hesho tamar iyo caafimaad joogto ah?
Kani waa isku-darka 3-da alaab ee cajiibka ah:
● Aloe Vera Gel – waxaad ka helaysaa
Nadiifinta caloosha, hagaajinta dheef-shiidka, iyo difaaca jirka inay kor u qaado .
●Active Pro-B – Probiotic
Hagaajinta bakteeriyada wanaagsan iyo sixida asiidha calooshaada iyo dheef-shiidkaaga uu noqdaan ku caafimaad qaba.
●Fields of Greens – helida nafaqo dabiici ah oo ka timid khudrad cagaaran, kaa caawinaysa tamar iyo caafimaad joogto ah iyo jilcinta caloosha
✨ Isku-darkani wuxuu kuu keenayaa:
✔ Jir caafimaad qaba oo dhalaalaya
✔ Calool raaxo leh ama cuntada aanay ku dhibin
✔ Tamarta oo sareysa
✔ Caafimaad guud oo dheeli tirma
📞 Ka Dalbo hadda!
Tel: 063 7374062
WhatsApp: 63 8756196 ama 063 4632008
🌿 Caafimaadku waa hodan aan la iibsan karin, balse waa lagu ilaalin karaa ✨
🌟 Ma rabtaa fursad ganacsi iyo xirfad cusub? Inaad hesho si ay kuu anfacaan 🌟
Waxaan kuu diyaariyay nidaam kuu oggolaanaya inaad:
✅ Ku bilowdo ganacsi fudud oo casri ah
✅ Barato xirfadaha social media si aad ugu adeegsan karto shaqadaada iyo noloshaada
✅ Hesho khibrad iyo tababar joogto ah
✅ Kordhiso kalsoonidaada iyo fursadaha mustaqbalka
Social media maanta waa fursad ganacsiga aad uga faaidaysan karto
Adigana waxaad ka mid noqon kartaa inaad noqoto qof ganacsi leh u gaara
📲 Haddii aad xiisaynayso, fariin ii soo dir ama ila soo xiriir: +252637374062 ama what's up 63 8756196
🌸 Ma joogtaa magaalada Boorama? 🌸
Ma ka cabataa:
✨ Cudurada guud ee lafaha
✨ Dhibaatooyinka caloosha
✨ Cudurada dhiigga
✨ Khalkhalka hoormoonada
✨ Awood yari iyo dawakhaad
✨ Walwal iyo daal joogto ah
✨ Hoos u dhac ku yimaada Vitamins-ka jirka
Hadda waxaan idiin soo kordhinay adeeg caafimaad oo cusub
➡️ Kaa caawin doona ogaanshaha xaaladdaada caafimaad
➡️ Iyo baaritaanka heerarka vitamins-ka jirkaaga
Ha sugin ilaa ay dhibaatadu ka sii weynaato! 🚑
Wac si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah:
What's up 63 8756196
📞 063 7374062
Faa’iidooyinka ugu muhiimsan:Active Pro-B
1. Xoojiya dheef-shiidka (digestion) → wuxuu hagaajiyaa caloosha iyo mindhicirrada.
2. Difaaca jirka (immunity) → wuxuu taageeraa nidaamka difaaca jirka.
3. Cunto nuugista → wuxuu ka caawiyaa jirka inuu si fiican u nuugo nafaqooyinka (vitamins & minerals).
4. Yareeya calool xanuunka iyo bararka → ka caawiya dadka leh calool fuuqbax, gaas, ama calool adag.
5. Isku dheellitir bakteeriyada wanaagsan → wuxuu dib u dhisaa dheelitirka bakteeriyada caloosha (gut flora).
6. Ku habboon safarada → wuxuu ka ilaaliyaa calool isku beddelka marka safar la galo.
WIXII FAAHFAAHINA SOO WAC 63 7374062
✨ Caafimaadkaaga waa hantidaada! ✨
🔬 Baadhitaan Casri ah – Waxaan ku siinaa adeegyo caafimaad oo ku saleysan qalab casriya, si loo ogaado xanuunkaaga si degdeg ah oo sax ah.
Vitamins iyo Nafaqooyin – Jidhkaagu wuxuu u baahan yahay taageero joogto ah! Waxaan bixinaa fitamiino tayo sare leh oo kaa caawinaya tamar, difaac iyo caafimaad guud.
🌿 Alaabo Dabiici ah – Daawooyinka iyo nafaqada dabiiciga ah waxay jidhkaaga ka caawiyaan soo kabasho iyo caafimaad waara, iyada oo aan lahayn waxyeello.
👨⚕️ dhakhaatiir Khibrad Leh – Khubaradayadu waxay ku hagi doonaan daaweyn sax ah si looga bogsado xanuunnada guud, caafimaadkagana loo ilaaliyo.
✅ Dooro caafimaad casri ah, dabiici ah, oo lagu kalsoonaan karo!
Waliba adeegyada aan bixino waxa ka mid ah
Baadhida
GAASKA ,BABAASIIR ,DIBIRADA ,CALOOL ISTAAGA
LAFO XANUUNKA,
MACAANKA ,DHIIGKARKA ,DHALMO L,AANTA
KAADI BAXSADKA ,NEERFAHA
Wixii faahfaahina soo wac whatsappka 63 8756196 ama call +252637374062
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
32008