hamda products shop

hamda products shop

Share

business women

09/12/2024

*FOREVER LIVING PRODUCT*

*Qiimo Dhimis*: ku baar jirkaaga 5$ oo kaliya adigoo wax dhiig ah lagaa qaadin,

Waxaynu heynaa computer scan ee dadka waweynka oo lagu ogaanayo caafmaadka guud ee jirkaga sida :

1: Vitamiinada iyo macadanaha jirka,
2: Shaqada maskaxda
3: Shaqada dheefshiidka.
4: Shaqada kilyaha iyo kaadi mareenka.
5: Dhibaatooyinka lafaha (lafa xanuunka kala goosyada iyo dhabar xanuunka).
6: Shaqada wadnaha
7: Shaqooyinka xubnaha ragga iyo kan dumarka.
8: Iyo xubnaha kale ee jirka.

*Daawoyinka aan heyno waxa ka mid ah*
1:Daawooyinka gaaska, calool fadhiga, dibiryada iyo baabasiirka.
2: Daawooyinka xasuus yarida.
3: Daawooynka sokorta.
4: Daawooyinka lafo xanuunka iyo kala goosyada.
5: Daawooyinka infection.
6: Daawooyinka prostaatada( qanjirka ragga)
7: Daawoyinka ragnimada.
8: Daawooyinka miisaan dhimista iyo miisaan kordhinta.
9: Daawooyinka dhibaatooyinka maqaarka io timo daadashada.
10: Daawooyinka vitamins iyo macdanaha jirka ka maqan.

*FG* xarunta waxey ku taalaa daaru salaam xafada zeytuun agagaarka shirkadda Coca-Cola.

Qiimo dhimista waxey ku egtahay 18/12/2024 arbaco.
Xarunta waxey shaqeesaa inta u dhaxeyso 8:00am ilaa 8:00pm.

Wixii faah faahin eh kala xariir 0619091842.
Ballanteenu waa *Forever product*.

17/11/2024

💚

hamda products shop business women

17/11/2024

healthy products

hamda products shop business women

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Boroma
Borama