Gaashaan Agro-vate Company

Gaashaan Agro-vate Company

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaashaan Agro-vate Company, Health/Beauty, Bosaso.

Ku soo dhawaada Gaashaan Agro-vate Company ​Waxaan kuu haynaa adeegyo dhameystiran oo loogu talagalay Caafimaadka iyo daawaynta xoolaha Agabka beeraha

​‒Dadaalkenu waa daawaynta xoolaha iyo wax soo saarka beerahaβ€’

πŸ“ Bosaso | Qardho

07/05/2026
Photos from Gaashaan Agro-vate Company 's post 25/01/2026

π‡πšπ₯𝐀𝐚𝐧 π€π²πžπ² 𝐊𝐚 𝐁𝐒π₯πšπšπ›πšπ­πš 𝐁𝐚𝐫𝐰𝐚𝐚πͺ𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 ! πŸŒ±πŸ„

Xarunta Gaashaan Agrovate, maahan kaliya goob ganacsi, ee waa hooyga beeralayda iyo xoolo-dhaqatada hiigsanaya horumarka. Maalin kasta waxaan u taagannahay inaan idin siino xalalka ugu habboon ee aad ku kordhin kartaan wax-soosaarkiina

β€‹β€‹πŸ“ Xafiisyadayada nagala soo xiriir:
​Bosaso: Astaanka Carmo | πŸ“ž 0905881144
​Bosaso: Wadada Netco | πŸ“ž 096949833
​Qardho: Masjid Nuur | πŸ“ž 0905845555
β€‹πŸ’¬ Nagala soo xiriir WhatsApp: 0907744877

21/01/2026

πƒπ‡π€π˜πŒπ€πƒπ€ π—πŽπŽπ‹π€π‡π€ 𝐈𝐘𝐎 πƒπ‡πˆπ’πŒπ€π‡π€ ππ„π„π‘π€π‡π€πŸ€πŸ„

Lataliye Sare 𝐀𝐛𝐝𝐒π₯𝐚𝐑𝐒 π‰πšπšπ¦πšπœ 𝐀𝐛𝐝𝐒π₯𝐚𝐑𝐒 Oo ka tirsan khubarada Gaashaan Agrovate Company oo sharaxaad ka bixiyey adeegyada casriga ah ee aan u hayno xoolo-dhaqatada iyo beeralayda Soomaaliyeed.
​Daawo muqaalkan si aad u ogaato:

β€’Sida ugu habboon ee loo daryeelo xoolaha.
β€’Talooyin ku saabsan kordhinta wax-soosaarka beeraha.
β€’Adeegyada gaarka ah ee aad ka heli karto xarumahayaga.

​Ha fududaysan caafimaadka hantidaada! Maanta nagala soo xiriir khadka WhatsApp-ka si aad u hesho latalin lacag la'aan ah ama adeeg degdeg ah.
β€‹πŸ‘‰ HALKAN NAGALA SOO XIRIIR (WhatsApp):
πŸ“² https://wa.me/252907744877
β€‹πŸ“ Xarumahayada:
​Bosaso: Astaanka Carmo | 0905881144
​Bosaso: Wadada Netco | 096949833
​Qardho: Masjid Nuur | 0905845555

​

17/01/2026

🌿 𝐆𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀𝐀𝐍 π€π†π‘πŽπ•π€π“π„ π‚πŽπŒππ€ππ˜ πŸ„

​"Daryeelka xoolahaaga iyo horumarka beertaadu waa hadafkayaga koowaad!"
​Ma doonaysaa in xoolahaagu helaan daryeel tayo leh, beertaaduna soo saarto dalag barwaaqo ah?

Gaashaan Agrovate waxay idiin haysaa xal kasta oo ku saabsan beeraha iyo daawaynta xoolaha.

β€‹βš οΈ Ha sugin inta dhibaatadu dhacayso! Ka hor tag oo nala xiriir maanta si aad u hesho adeeg hufan iyo latalin aqoon u leh baahidaada.

β€‹πŸ“ Xafiisyadayada nagala soo xiriir:
​Bosaso: Astaanka Carmo | πŸ“ž 0905881144
​Bosaso: Wadada Netco | πŸ“ž 096949833
​Qardho: Masjid Nuur | πŸ“ž 0905845555
β€‹πŸ’¬ Nagala soo xiriir WhatsApp: πŸ‘‰ https://wa.me/252907744877
(Ama guji: 0907744877)
​

Category

Website

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaashaan Agro-vate Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Bosaso.