Bandhiga Buugga Maskax Luntey
Waa Bogga rasmiga ah ee Dr Mohmoud Sahal
09/10/2025
Maskax Luntey – Buug fariin culus sida!
Dhalinyaro badan ayaa maanta lumiyay riyadoodii, maskaxdoodii iyo mustaqbalkoodii sababtoo ah maandooriyaha.
Buuggan cusub ee aan idiin soo bandhigayno – “Maskax Luntey” – waa indho-fur iyo wacyigelin dhab ah oo ka hadlaya sida maandooriyuhu u burburiyo nolosha, uguna baahan tahay bogsiin iyo dib u dhis maskaxeed.
📘 Waa buug loogu talagalay:
👉 Dhalinyarada si ay u fahmaan halista
👉 Waalidiinta si ay u garan karaan ugana hortigi karaan dhalintu inay bartaan maan-dooriyaha
👉 Bulshada si ay u mideeyaan dadaalka badbaadinta mustaqbalka
⚡ "Maskax Luntey" waa ka badan yahay buug – waa baaq nafis iyo iftiin cusub oo ku socda qof kasta oo raba inuu arko bulshadeena oo ka soo kabanaysa dhaawaca maandooriyaha.
13/10/2024
Buugga Maaraynta cudurka macaanka, waa buug aad ka dheehan karto talooyin caafimaad iyo cilmi baaris, qofkii raba inuu wax ka ogaado xanuunka macaanka.
La xiriir whath up Lanbarkaa: 906 278 311
6: 00 PM
Hoolka jaamacada culuumta caafimaadka
1 Maalin Baa ka Hartey Bandhiga Buugga
08/10/2024
Habeenka khamiistu Baxayso Jimcuhu soo Galaayo.
Category
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Bandhiga Buugga Maskax Luntey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.