Xanaano Hospital Burtinle
Xanaano Hospital �
Isbitaal bixiya adeegyo caafimaad oo tayo leh, lagu kalsoonaan karo, isla mark
30/08/2026
🎊🎉BISHAARO-BISHAARO.🎁🎀
ISBITALKA XANAANO HOSPITAL BURTINLE WUXUU UGU BISHAARAYNAYAA DADWEYNAA KU DHAQAN MAGAALADA BURTINLE IN AY KA HELI KARAAN ADEEGYADA HOOS KU XUSAN.
Adeega aad ka heleysid waxaa ka mid ah
Dhakhtarka NEERFAHA
Dhakhtarka INDHAHA
Dhakhtarka Cudurada Guud
Dhakhtarka Caruurta
Dhakhtarka Cudurada Dumarka (OBS/GYN)
Shaybaar Casri ah (Laboratory)
Ultrasound (Kumbuyuutarka uur ku jirta)
Cabiraada INDHAHA
Gargaarka deg dega ah
Daawo Tayoleh (Pharmacy)
X-ray (RAAJO)
EEG (Computerka Madaxa)
Farsamada Okiyaalaha Noocyadooda kala duwan.
XANAANO HOSPITAL WUXUU KUYAALAA MAGALADA BURTINLE, AAGA DALCADDA KASOO HORJEEDKA YAASIIN DHEERE, KALA XIRIIR 904 569 444
28/08/2026
OGAYSIIS -OGAYSIIS
WAXAA LA OGAYSIINAYAA DHAMAAN DADWEYNAHA KU DHAQAN MAGAALADA BURTINLE IYO NAWAAXIGEEDA IN ISBTIALKA XANAANO UU KA HAWL GALO. DR.ABDIRAHMAN ABDULAHI (DR.ZAQAWI) OO AH DHAKHTARKA DAAWEYNTA XANUUNADA INDHAHA IYO CABIRAADA ARAGA.
✅TALO BIXIN INDHAHAAGU MA QALIIN BAA MISE MAAHA.
✅DAAWEYNTA XANUUNADA INDHAHA
✅TOOSINTA QALOOCA INDHAHA
✅DAAWEYNTA BIYAHA INDHA
✅SIXIDA ARAGA
✅CABIRAADA INDHAHA
✅DAAWEYNTA XASAASIYADDA INDHAHA
✅TALO BIXIN GUUD CAAFIMAADKA INDHA
KA FAIDAYSO OO MAANTA BALAN KA QABSO DAKHTARKA.
XANAANO HOSPITAL WUXUU KUYAALAA MAGALADA BURTINLE, AAGA DALCADDA KALA XIRIIR 904 569 444
28/08/2026
OGAYSIIS MUHIIM AH.
ISBITALKA XANAANO- BURTINLE waxaa ka hawl gala Dr. Yusuf Dirir oo ah Dhakhtar khabiir ku ah Cudurrada Guud (MBBS), Sidoo kale Takhasus gaar ah kusoo sameeyey
Obstetric and Gynecology (Qaliimada iyo dawaynta xanuunada Haweenka)
Dr.ku wuxuu kusiin donaa Talo bixin iyo daweyn IN SHA ALLAH xanuunada hoos ku xusan.
☑️Lasocodka Xalada Hooyada Uurkaleh
☑️Caado xanuunka daran
☑️Dhiig-baxa badan ama aan caadiga ahayn
☑️Daaweynta INFECTIONKA soo Laalaabta.
☑️Daaweynta Dhiigkarka Xilliga Uurka
☑️Xanuunka miskaha iyo caloosha hoose
☑️Cysts-ka ugxan-sidaha (Ovarian cysts)
☑️Fibroids-ka ilmo-galeenka
☑️Endometriosis
☑️Dhibaatooyinka hormoonnada dumarka
☑️PCOS (Polycystic O***y Syndrome)
☑️Dhibaatooyinka ugxan-sii-daynta
☑️Dhalmo la’aanta iyo baaritaankeeda
☑️Dhiciska soo noqnoqda
☑️Qaliimada Hooyada iyo Ilmaha lagu kala badbaadinayo
☑️Dhibaatooyinka ka dhasha menopause-ka
☑️Baaritaanka iyo dabagalka caafimaadka dumarka
HADABA HOREY U GAAR, XANAANO HOSPITAL WUXUU KUYAALAA MAGALADA BURTINLE, AAGA DALCADDA AMA KALA XIRIIR 904 569 444
27/08/2026
WARGELIN MUHIIM AH.
WAXAA LAGU WARGELINAYAA DHAMAAN DADWEYNAHA KU DHAQAN BURTINLE IYO NAWAAXIGEEDA IN ISBITAALKA XANAANO HOSPITAL BURTINLE UU BILAASH KA DHIGAY KAARKA DHAKHATIIRTA HOOS KU XUSAN MAALINKASTA OO KHAMIIS.
✅Dhakhtarka INDHAHA
✅Dhakhtarka Cudurada Guud
✅Dhakhtarka Caruurta
✅Dhakhtarka Cudurada Dumarka (OBS/GYN)
✅Dhakhtarka Neerfaha
HADABA HOREY U GAAR, XANAANO HOSPITAL WUXUU KUYAALAA MAGALADA BURTINLE AAGA DALCADA KALA XIRIIR 904 569 444
27/08/2026
OGAYSIIS -OGAYSIIS
WAXAA LA OGAYSIINAYAA DHAMANA DADWEYNAHA KU DHAQAN MAGAALADA BURTINLE IN ISBTIALKA XANAANO HOSPITAL BURTINLE, UU KA SHAQO BILAABAY DR. ABDI ABUKAR DHAKHATAR KA NEERFAHA LEHNA KHIBRAD KA BADAN 25 SANO AH.
DAKHTARKU WUXUU DAWEYN IYO TALO BIXIN KAA SIIN DOONAA IN SHA ALLAH XANUUNADA SIDA.
✅QALALKA
✅SUUXDINTA
✅NEERFA XANUNKA
✅MURQA XANUNKA
✅KABAABYADA
✅HURDO LA’AANTA
✅WAALIDA
✅WALALKA IYO WALAACA
DAKHTARKU WUXUU ISTICMAALI DOONAA COMPUTERKA MASKAXDA (ELECTROENCEPHALOGRAM (EEG) OO LOOGU TALO GALAY IN LAGU BAARO XANUUNADA NEERFAHA IYO MASKAXDA.
XANAANO HOSPITAL WUXUU KUYAALAA MAGALADA BURTINLE, AAGA DALCADDA KASOO HORJEEDKA YAASIIN DHEERE, KALA XIRIIR 090 4 765550
15/08/2026
WARGELIN MUHIIM AH
XANAANO HOSPITAL -BURTINLE
Waxaa Diyaar ku ah Khabiir ku xeel dheer Xanuunada ku dhaca Dumarka / haweenka sida
1️⃣ Caado Wareerka
2️⃣ Dhiciska soo laa laabta ama Dilanka.
3️⃣ Infection-ka (Caabuqa Kudhaca Dumarka)
4️⃣ Sixida Hormones ka Dumar
5️⃣ Kobcinta Ugxanta Dumarka
6️⃣ Daaweynta iyo Talabixinta Dhalmo La'aanta
7️⃣ Daryeelka Hooyada Uurka leh.
XASUUSIN: ADEEG LACAG LA'AAN AH (BILAASH AH) MAALIN KASTA OO KHAMIIS AH UGU KAALAY XANAANO HOSPITAL - BURTINLE SIDA:-
📌LAMBAR-KU WAA FREE (DHAMAAN DAKHATIIRTA OO DHAN)
📌KUMBUYUTARKA UUR KU JIRTA (WAA FREE)
BALAN KA QABSO OO LASOO XIDHIIDH TELEFOONKAN.
904 569 444
OGAYSIIS-OGAYSIIS
XANAANO HOSPITAL-BURTINLE
Waxaa shaqada si rasmi ah uga bilaabay diyaarna ku ah dhakhaatiir kala duwan sida
Dhakhtarka Cudurada INDHAHA
Dhakhtarka Cudurada Haweenka
Maanta Balan ka qabso oo la xiriir
904 569 444
10/08/2026
OGAYSIIS -OGAYSIIS
WAXAA LA OGAYSIINAYAA DHAMAAN DADWEYNAHA KU DHAQAN MAGAALADA BURTINLE IYO NAWAAXIGEEDA ISBTIALKA XANAANO HOSPITAL BURTINLE BILAASH UGA DHIGAY BULSHADIISA REER BURTINLE ADEEGYADA HOOS KU XUSAN MAALIN KASTA OO KHAMIIS AH LAGA BILAABO 13-AUG-2026
Dhakhtarka INDHAHA
Lambak uaa Bilaash (Free)
Dhakhtarka Cudurada Guud
Lambak uaa Bilaash (Free)
Dhakhtarka Caruurta
Lambak uaa Bilaash (Free)
Dhakhtarka Cudurada Dumarka (OBS/GYN)
Lambak uaa Bilaash (Free)
Ultrasound (Kumbuyuutarka uur ku jirta)
Bilaash (Free)
WAA FURSAD SOCONAYSO MUDO KOOBAN KA FAIDAYSI WANAAGSAN
HADABA HOREY U GAAR XANAANO HOSPITAL OO KU YAAL AAGA DALCADA KASOO HORJEEDKA YASIN DHEERE.
AMA KALA XIRIIR 090 4569444
Category
Website
Address
00610
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Xanaano Hospital Burtinle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.