Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug

Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug, Gaalkacyo.

11/10/2026

"Haddii Gobolka Majeerteeniya (Puntland) uu ka go'o Somalia, Somaliland-na waxay ku biiraysaa Somalia"..

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa yiri.

11/10/2026

" Haddii gobolka Majeerteeniya (Puntland) uu ka go'o Somalia, Somaliland waxay ku biiraysaa Somalia"..

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa yiri.

11/10/2026

Waa Gawaaridii Qaadka Hobyo u Qaadi jidhey oo caawa Meel ey Maraan La'san Roob Dartiis Halkaani Waa Wadadii u dhaxaysey Khaydar wilisiqo iyo Ceelguula,

Mahaas Raxmaddii Alle baa Caawa Ku Hoortey Alx 🤲

11/10/2026

Roobkii deyrta oo caawa si weyn uga da’ay Degmada Baxdo, isaga oo biyo dhigay qeybo kamid ah magaalada.

See more

11/10/2026

Labada oday warkoodu waa ka sii horreeyey!

See more

11/10/2026

Abdikarin Hussein Guuleed Mucaaradnimadii Hadda Maah Maahyo Xumo Miyuu ku Darsadey Maryooley

Ceebey Tacaal 🤔

11/10/2026

Hal qof Ayaa ku dhintay ka dib markii nin hubaysani rasaas ku furay goob dad shacab ah joogeen.

See more

11/10/2026

Soomaali Week 2026

See More

11/10/2026

Daawo Degmada Baxdo oo Caawa Roobsaneysa

See more

11/10/2026

Muqdisho Wallee wax baa ka salagleh,

See more

Website

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Gaalkacyo.