CHM- Custom Handmade
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CHM- Custom Handmade, Beauty, cosmetic & personal care, Shaariqa Street, Garowe.
Soo dhow Nacmiil, Welcome to Custom Handmade (CHM) — where creativity meets beauty! 💕
We craft and curate unique handmade crochet items, elegant flower designs, and quality makeup essentials, all made with love and care. 🌹 🌸
23/11/2025
Macmiil Muddo asbuuc ah ayaanu kuu samaynay qiimo dhimis aad u macquul ah, Fadlan Hadaa tahay ardah ama macalin xiisaynaya Barashada ama baraya Crochetka, Ubaxyada, Makaeupka iyo Cilaanka Waxaanu kuu haynaa Agabyo dhamaystiran,
Macmiil Nagala soo xiriir 0904636085, Mahadsanid.
Adeegyo cusub ayaanu kuu keenay Macmiil, Xaruntu Waxay ay ku taalaa Garowe gaar ahaan wadada shaariqa, Agagaarka Hotel Bixin, Nagala soo xiriir Macmiil 0907707809, Mahadsanid
CHM - Custom Handmade - Macmiil waxaanu kuu diyaarinay agabyo Kala duwan oo aad u adeegsan karto Crochet, Rose Bouquet, Makeup, Hadana macmiil Nasoo Booqo, Nagala Soo xiriir 2520907707709 / 2520904636087.
22/10/2025
Welcome to CHM
22/10/2025
Custom Handmade on TikTok 11 Followers, 0 Following, 147 Likes - Watch awesome short videos created by Custom Handmade
Category
Website
Address
Garowe