BOOS BUCUL

BOOS BUCUL

Share

new updates and world news

10/07/2026

Taageerada Qasa darteed ayaa loo xidhay Khaalid-kaamil.
Waxa kale oo aan idiin xaqiijinayaa in si bahalnimo ah loo jidhdilay.
Kuwa xadgudubkaa ku kacay waa ciidanka sirdoonka.
Markii ay gurigiisa ka soo afduubayeen iyo markii ay xaruuntooda la tageen ba waa ay garaaceen.
Sidaa si la mid waxa lagu sameeyey oo xadhig iyo jidhdil ba la isugu daray Mubaarik-oktoobar,Abwaan Cabdillaahi Muuse Kalgacal iyo muuqaalqaade Axmed-ak inkasta oo mar dambe saddexdaasi ay xorriyaddoodii heleen.

Khaalid todobaadkii labaad ayuu u xidhanyahay in uu yidhi :

Qasa Waa La Dumiyee
Ma uga Sii Daraynaa
Barakaca Dadkeedana
Ma Dabaal Dagaynaa
Dulmigiyo Dhibaatada
Maku Diirsan Doonaa
Go'aan kani ma Dawbaa
Safaaraddu Ma Dawbaa.

10/07/2026
10/07/2026

Waqooyi bari aarmi

25/03/2026

Jirjiroole 🤣🤣

19/03/2026

Sunkii wadhamadaye ilahay ha inoo aqbalo cibaadada🤲🤲

15/02/2026

Dalkìi wakaa duugba duugkadaran💔😭

13/02/2026

Gabadhan naaseheedinookeena dhulbahantoow BOOS BUCUL Jaamac Bucul Boss DarwiishTV Cali Dhuux Hon Abdirizak Carab Hon Hashi

11/02/2026

Wakaaa madaxmaynihii dalka 🤣🤣

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

30street
Garowe
45455