ibraahimAhmed ibraahim haldoor.

ibraahimAhmed ibraahim haldoor.

Share

waxaan ku filan qaydoonaa arimaha siyaasadda iyo dhacdooyiinka caalamka

26/09/2026

Waa suaale somaali qaar badan waxan baraha bulshada ku aragna marka itoopiya dagaal ka dhaco leh itoopiya way burburaysa maxa faaido ah oo burburka itoopiya kujira

24/09/2026

Hadal jeedintii madaxwaynaha dalka iraan geesinimada ahayd ilaahay garabkiina hagalo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

21/09/2026

Cabdilaahi binu salool kii munaafiqa ahaa sabanwalba kuwo kaalintii iyo shaqadiisi hayaa jira cabdilaahi isago shalay asaxaabda dhabar jabiyay ayu minbarka istaagay

21/09/2026

intaadal bulshada la hadal isqiime oo waxad iswaydiisa bulshada aad lahadlayso akteeda qofkeed katahay

20/09/2026
20/09/2026

QOF INDHO ADAG WAA QOF AAN XISHON QOF AAN XISHONA WAA QOF BILA IMAAN AH

19/09/2026

Sucuudigu waa faduul wuxu reer yemen ugu kala hiiliyaa

Photos from ibraahimAhmed ibraahim haldoor.'s post 17/09/2026

Wakiilada mareykan iyo xulufadiisa ee ku magacaaban hogaanka wadamada khaliijka iyo donald Trump oo kulan ku yeelanaya dalka mareykanka waxay u badantahay in hubkii hogaanki iyo caruurti iraan iyo guud ahaan dalka iyo shacabka iraan lagu xasuuqay in lacagtiisa laga qaadayo madaxda maqaar saarka ah ee wadamada khaliijka gumeeyay

Category

Telephone

Website

Address

Baarhargeysa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ibraahimAhmed ibraahim haldoor. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.