Duni Cusub Online market

Duni Cusub Online market

Share

Wax kasta waa macquul, Waa haddii aad aaminsan tahay!.

06/03/2025

Hada bilow oo hada isdiwaangali

23/05/2024

*computer* *Application*
Kaliya iska bixi isdiwaangalin oo ah

πŸ›Ž *Qiimaha*: $

🎯 Course kani waa Crash Course ama Koorso degdeg ah, waxa aanad ku baran doontaa Sida loo isticmaalo
Computer ka, adiga oo si xeel-dheer u baran doona.

*Cutubyada Course-ka:*

πŸ”Έ Windows 10.
πŸ”Ή Word.
πŸ”Έ Access.
πŸ”Ή Excel.
πŸ”Έ Power-point.
πŸ“…outlook

πŸ—“*Diiwaangelinta*: waa Hadda.

🌐 *Habka Barashada*: Online oo Telegram ah.
πŸ–Ό Shahaado: Waa aad helaysaa marka aad dhamayso course-kan.

Si aad isu diiwaangeliso Course-kan, πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ’¬πŸ’¬πŸ’¬πŸ’¬πŸ’¬

https://wa.me/message/SPOORHD5FNPUC1

19/07/2023

Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho!.
1445/

Allh hanaga dhigo kuwii khayrka iyo wanaaga ku sifooba aduunkan safarka laga yahay kuwii camal saalixa kalataga raxmaan ku haynaga dhigo sanad kan sanad kiisa caafimaad cimΕ•i dherer allh hanagu gaadhsiyo intan allh soo gaadhsiin allh haw naxariisto 🀲πŸ˜ͺ

13/06/2023

07/02/2022

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.
πŸ€— Message Duni cusub online market on WhatsApp. https://wa.me/message/IRPRLKQN6DKZO1

11/12/2021

Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho!.

Haddii aad maanta dhagax tahay, barri dhayman waad noqon kartaa!.

Markasta isku-day inaad samayso waxyaabaha aadan qaban karin!, si aad Awood dheeri ah u hesho.

Everything is possible, if you believe it!

Never do tomorrow, what you can do today!

Go ahead today to get to the east success!πŸ–ŠοΈπŸ’‘πŸ™

Address

Hargeisa
102

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duni Cusub Online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.