Anwaarul quluub online
Anwaarul quluub quraan online
Asc asxabta wacan waan idinsalaamnay dhamaantiin
Alle haina xafido
Kusodhawada machadkeena anwaarul quluub quraan online kafaaidayso wakhtigaga waliga ah
16/09/2021
تعلم فإن العلم نور
اللهم صل على سيدنا محمد النبي الأمي
وعلى ءاله وصحبه وسلم
Asc asxabta wacn kusodhawaada anwaarul quluub online oodkabarankarto quraanka kariimka ah
الحروف الهجائية ا ب ت ث ج ح خ د ذ ر ز س ش ص ض ط ظ ع غ ف ق ك ل م ن و ه ي
أمر بدء ترك ثرد جهر حمر خسر دبر ذلق رسم زود سود شهد صدق ضبع طلع غفر فقر قفز كسر لمع منع نهر وزن هدم يسر
Habka ugufudud inaad kufahansiiso ardayda xuruufta carabica ah
1 waainaad usheegtaa xuruufta qaybta dhibcahale iyo kuwa aanlahayn
2 xarafkasta inta dhibcood ee uu leyahay iyo dhinaca kasaarantahay dhibcuhu tusaale ا ب ت ث waainaad kudhahdaa ardayga aliftu waabilaadhibic ب xagahoose ayaykuleedahay hal dhib ت labadhibcood ayaykuleedahay xagahoose ث sadexdhibcood ayaykuleedahay xagasare
3 waainaad bartaa ardayga qaabka xuruufta loogudhawaaqayo
4 kaqaad imtixaan inuufahmay xuruufta
5 sooistaaji samuurada agteeda kunadhe akhri cashirka aadudhigtay
6 masha allaah udhe haduufahmay ama jaaizadsii ama usacabee waaciyaale dhiirigalin ayay unoqonaysa mahadsanidiin
والله غالب على أمره ولكن أكثرالناس لايعلمون
Anwaarul quluub online waa machad tayale kabaro quraanka iyo carabiga
Kalasooxidhiidh machadka numberkan
0634764427
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Anwaarul quluub online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.