Somali health awareness
waxan utaaganahay wacyigalinta bulshadayda
19/06/2025
Fadlan ha samayn khaladadkan hadad tahay shaqaale cafimaad part two
Waalid fadlan Barro oo ka feejignow calamadaha khatar caafimaad ku keeni kara ilmahaaga !!!!!!!!!
Fadlan khaladdadkan ha samayn hadad tahay shaqaale caafimad,
Fariin wacyigalina oo ku saabsan
Denque Fever from Gabiley team
Gurmad caafimaad
Wacyigalinta ku saabsan Denque fever Xumadda
Qaybtii labaad
Asc walaalayaal waxan rabna inaynu samayno gurmad caafimaad oo aynu ka qayb qaadano dhamaanteen gaaar ahaan bahda caafimaadka gurmadka oo volunteernimo (ama iska wax u qabso ) ah oo an ugu gurmanayno dadkeena xanuusanaya ee ay hayso xumaddan ba an iyo kuwa anay wali ku dhicin waxan raba inan samayno
Wacyigalin socod ah oo an ka samaynayno dhamaan xafadaha magalada hargaysa wajiga kowaad
Ujeedka wacyigalintan waa inayno waddankeena ka saarno cudurkan ay kaneecadu gudbinayso
Waxqabadkeena iyo saan u bilaabayno whatsup ka ayeynu ku gorfayn insha allah
Markaa Cidii maskax, muruq iyo maalba nagala qayb qaadanaysay
Please so join gareeya wathsup gruopka aan comment ga kuwaad so dhigayno
Mahadsanidiin
16/10/2022
Qofka xumaddu ku dhacday waxa looga baahanyey
1.in uu kiniinka xumadda ee paracetamol cuno markasta oo ay xumaddi qabato
2.in uu badsado cabitaanka biyaha iyo sharaabka g,sharaabka gaar ahaan liinmacanta oo shiidan
3 in markasta oo uu awood daro dareemo cabo sharab sonkortu ku yar badantay
4.in uu dhakhtarka si dhakhsaa u tago haduu isku arko calaamasahan ,matag iyo shuban,dhiig sanka ,afka, ka imaada iyo meelo kale oo jidhka ka yimada iyo awood darro badan
5.in uu marakaneeco xidho markasta saanu ugu gudbin xanuunka family ga intiisa kale
6. Inuu nasasho badan sameeyo oo anuu shaqayn intuu bogsanayo
7.in uu la socdo cabirka gramka dhiigiisa ,sonkorta dhiigisa,iyo caddaadiska dhiigisa iskana so cabiro goobta caafimad ee ugu dhaw
07/10/2022
Wax ka Barro Cudurka Xumada , ee kanneecadu gudbiso .
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
00252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Somali health awareness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.