Calawla Dental Care
Kusoo biir bogga rasmiga ah ee xarunta daryeelka caafimaadka afka iyo ilkaha ee Calawla Dental Care🦷💜
📍HARGEISA-SOMALILAND 📞 063-8827454
28/08/2026
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ، وعلى آله وصحبه أجمعين.
25/08/2026
Haddii jugi kaasoo gaadho ilkaha h**e ee quruxda, waxa aan kuu haynaa xalkooda🫰🏽
🚨 waxaannu kaa suulin doonnaa xanuunka, waxaanan kuusoo celin doonna dhoolla-caddayntaadii iyo muuqaalkii h**e ee ilkahaaga.
💫 Nagusoo booqo xarunteenna oo ku taalla suuqa hoose ee magaalada hargaysa.
📞 063-8827454
20/08/2026
✨iska dawee cirrid xanuunka oo iska sifee dhagax shacaabiga keena caabuqa cirridka, curridka durka iyo cirrid dhiigga✨.
16/08/2026
Ka hor tag ama iska dawee cirrid xanuunka🤗
09/08/2026
Ka hortag xanuunka oo iska buuxi iligga leh suuska bilawga ah✨
08/08/2026
Daryeelka afkaagu waxa uu saameeya caafimaadka guud ee jidhkaaga, sidaas darteed la soco xaaladda afkaaga ilkahaaga.
Nagusoo booqo xarunteenna si aad ula socoto badqabka caafimaadka afkaaga iyo ilkahaaga.
📞 063-8827454
📍 Suuqa-hoose, Hargeisa-Somaliland
07/08/2026
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد، وعلى آله وصحبه أجمعين
03/08/2026
waa mid ka mid ah dadka nagusoo booqday xarunteena, waxa h**e loogu sameeyay dhuux-dawayn iyo buuxin, balse waqti kadib waxa uu keenay xanuun iyo caabuq, sidoo kalana waxa burburay shaygii lagu buuxiyay oo aan si hannaansan loo samayn.
waxa aanu u samaynay caabuq daawayn, dareen ka dilis iyo buuxin tayo leh.
Nagusoo booqo xarunteenna si aad ula socoto xaaladda caafimaad ee afkaaga iyo ilkahaaga.
📞 063-8827454
📍 Suuqa-hoose, Hargeisa-Somaliland
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:30 |
| Tuesday | 08:00 - 20:30 |
| Wednesday | 08:00 - 20:30 |
| Thursday | 08:00 - 20:30 |
| Saturday | 08:00 - 20:30 |
| Sunday | 08:00 - 20:30 |