Shifaa’u Al-Waxyeyn

Shifaa’u Al-Waxyeyn

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shifaa’u Al-Waxyeyn, Health/Beauty, Ishaarada bootaan ee Degmada maxamuud haybe, Hargeisa.

11/08/2026

Shifaa’u Al-Waxyeyn ayaa si rasmi ah albaabbada u furtay, iyadoo bulshada u fidinaysa adeegyo caafimaad oo ku dhisan Qur'aanka Kariimka ah, Sunnada Nabiga Muxammad ﷺ iyo daawooyinka dabiiciga ah.

28/07/2026

🌿✨ Bushaaro! Bushaaro! Bushaaro! ✨🌿

Shifaa’u Al-Waxyeyn ayaa si rasmi ah albaabbada u furtay, iyadoo bulshada u fidinaysa adeegyo caafimaad oo ku dhisan Qur'aanka Kariimka ah, Sunnada Nabiga Muxammad ﷺ iyo daawooyinka dabiiciga ah.

🤲 Adeegyadayada
🌱 Ruqyada Shareecada waafaqsan
🌱 Toobin (Xijaamo)
🌱 Duugis (Massage)
🌱 Daawooyin dabiici ah
🌱 La-talin iyo hagid

📍 Goobta: Degmada Maxamuud Haybe, agagaarka Ishaarada Bootaan, una dhow Iskuulka Maxamuud Axmed, dhinaca koonfureed ee Hospital Dr. Cabdirahman ee Carruurta.

📞 Nala Soo Xidhiidh:
☎️ 063 7989999
☎️ 065 7989995

✨ Shifaa’u Al-Waxyeyn ✨
"Caafimaad ku dhisan Qur'aan iyo Sunnah."

Ku soo dhowaada adiga iyo ehelkaaguba. Alle ha ka yeelo meel caafimaad, barako iyo bogsiin lagu helo.

Category

Website

Address

Ishaarada Bootaan Ee Degmada Maxamuud Haybe
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifaa’u Al-Waxyeyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.