ILAYS Beauty
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ILAYS Beauty, Beauty, cosmetic & personal care, Hargeisa dhakhtarka weyn agtiisa, Hargeisa.
> Ku soo dhawaada xafsa organic π
Waxaan kuu heynaa alaab qurux badan oo lagu kalsoonaan karo:
π Makeup tayo sare leh
π§΄ Daryeel maqaarka (skincare)
πββοΈ Alaabta timaha & qurxinta
Hadafkeenu waa in aan kuu keenno iftiin, qurux & kalsooni β
28/05/2025
Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.
28/05/2025
> π Lipsticks cusub ayaa yimid!
π Midabyo raaxo leh
π Aan si fudud u masaxmin
Midabkaaga ma ogtahay? Tijaabi oo hel qiimo jaban!
π Ilays Beauty | π² [063 8275690 ama 0637478116]
> β¨ Skincare Talo: Ha seexan adigoon dhaqinin wajigaaga!
Maqaarka nadiif ah = wajiga iftiimaya
Ilays Beauty waxay kuu haysaa face wash & toner ka dhigaya wajigaaga mid cusub π§
Dalbo maanta π² [063_8275690 ama 063-7478116]
> π Ku soo dhawaada Ilays Beauty
Quruxdu waa naxariis nafeed. Waxaan kuu heynaa:
π Makeup tayo sare leh
π§΄ Skincare aad jecleysi doonto
πββοΈ Alaabta timaha & qurxinta
Nala joog si aad u hesho qurux iyo kalsooni.
π Hargeisa | π² WhatsApp: [0638275690 0637478116 ama ]
Hada soo dalbo hada hel alaab heer saro ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa