Aarka Xirsi Garaad
Aarka
19/03/2026
Ku guulayso Xaqal-Ciidka ramadanta !!
Guulaystaha:
1. Si sax uga jawaab suโaasha
2. Like garee page-ka
3. Share garee postiga
4. Follow dheh Page ka shirkada
5. Follow dheh Page ka Tiktok ee Shirkada
tiktok.com/.com
TARTANKA Xaqal-Ciidka Ramadaanta - Ka dooro hal number
Kuna guulayso abaalmarin lacageed oo dhan $45
ka dooro - ( 5- 150 ) hal Number oo ka mida
๐
๐: Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qofka buuxiya dhamaan shuruudaha kor ku xuusan. Haddii hal qof ka badan ay buuxiyaan shuruudah, qofka waqti ahaan ugu so horyey ayaa guulaysana.
Ka faaiidayso Fursadan oo ah tii Sedexaad.
18/03/2026
๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐๐๐ง ๐๐๐ฉ๐ฅ๐ฒ ๐๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐๐จ๐จ ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐จ ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐จ $๐๐.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐ :
โโโโโโโ
1- Like garee page ka
2- Follow garee page ka
3- share dheh postiga
4- Comentiga kusoqor cigaal dental clinic reply na yaan lagu soo gelin.
FG : Tartanku wuxu soconayaa 24 saacadood , waxaana guulaysanaya qofka aan reply loo soo gelin waqti ku filana haysta .
Nasiib wacan Macmiil
26/02/2026
Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey ee DDS ayaa lagu guuleystay in lagu beero 6,550 hektar oo dhul ah, iyadoo kumannaan qoys oo beeraley iyo Xoolo dhaqato ah ay si toos ah uga faaโiidaysanayaan.
Mashruucan waxaa gacanta ku haya Xafiiska Horumarinta Waraabka Dooxooyinka ee DDS, wuxuuna door weyn ka qaadanayaa kobcinta wax-soo-saarka iyo sugnaanta cuntada deegaanka.
Category
Website
Address
Laascaanood
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Aarka Xirsi Garaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.