Apdrahmaan Media

Apdrahmaan Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Apdrahmaan Media, Health/Beauty, Laascaanood.

11/05/2026

سبحان الله❤️

10/05/2026

"Cadowga koowaad ee binu-aadamka waa firaaqada (waqtiga bilaashka ah). Firaaqadu waa sababta dhibaato kasta oo caalamka ka jirta; maba yimaado shakiga, argagixisada, xumaanta, dambiga, iyo caasinnimadu haddaan firaaqo jirin. Naftaada haddii aadan runta iyo wax sax ah ku mashquulin, iyada ayaa baadil iyo wax khaldan kugu mashquulin doonta.

​Dhammaan caadooyinka xunxun ee aan leenahay waa isku day aan ku doonayno inaan kaga baxno caajiska. Maskaxda binu-aadamku waxay leedahay xawaare ay ku wareegto; haddii aad adigu u doori weydo wax ay ku mashquusho—xataa hadday tahay wax kugu keenaya kuleel ama culays—doorashadaada ayaa ka wanaagsan in aad firaaqo u dayso.

​Haddii aad aragto dhalinyaro shaqo la'aan fadhida, ogow in shaydaanku u yeerin doono oo uu xumaan u qurxin doono, waayo ma haystaan wax ay waqtigooda ku bixiyaan. Markay maskaxdu madhantahay, waxay dhex jartaa murugada tagtay (oo keenta niyad-jab) ama walwalka mustaqbalka (oo keenta kuleel iyo cabsi). Dadka qaar waxay markaas u baxsadaan balwadaha ama baraha bulshada si ay xanuunkaas maskaxeed uga cararaan.

​Xalka farxadda iyo ka bixista murugada waa shaqada. Dil firaaqada adigoo adeegsanaya shaqo; taas ayaa kuu dammaanad qaadaysa 70% guusha iyo caafimaadka nolosha. Dadka xigmadda leh ma walwalaan, balse way qorsheeyaan. Qorshaynta mustaqbalku waxay aad u yaraysaa walwalka."

28/01/2026

Sidee loo goyaa qiimaha

Category

Website

Address

Laascaanood