Ahman boy

Ahman boy

Share

Waxaa tahay waa Laga yahay .

Photos from Ahman boy's post 16/04/2024

Qalpi aan la jari karin
Qalpi aan la jibin karin
Qosol aan la nici karim
Quruxdii haweenkaay
Ku qiyaaani maayee
Ii noqo qof dacad ah
Qaboobka iyo roobka
Qaali kuma quree
Qof iga midaa tahay
Qabso talada hoo qada.

FOLLOWDA REER DAGODIA WAA II MUHIIM.
❤️💙🖤

13/01/2024

SAYLAC IS NOT FOR SALE.
DON'T DREAM.

Photos from Ahman boy's post 04/01/2024

•Caweys aan Ciciina ku jirin
•Cilmi Laga ma dheefee
•Intay Cuqdad Jirta
•Calool ma Fiyoobee
•Adoon is Ciilin

👉Codkaag innagula Cawey🌹🌹 Ahman boy🌹🌹🌹

Photos from Ahman boy's post 18/12/2023

•Sow Qooraan sigeedu Qalbiga ima
Qaboobin

•Sow Qalanja weeyee intaan Qunyar
Qooraansaday WEEDH Qurxoon
immaay Oran

•Sow Qosolkeeda Laabta Immaay
qaracmin

•Sow Qoys Dhis Isman Dhihin
Dhabtii waa I Qancisee Qaraabow maad ila Qabataan
Qalanjada Qarniga❤️💙🖤

Photos from Ahman boy's post 14/12/2023

•Gaaridaan Darteed
Gudcurkii u Guureyn jirey
•Gabadhaha midaan Ka Guurso
is yirih Genyo weeyee
•Garashada Caqligeeda Naftaaba
Ka Go'i Karinee
•Guulow Gaaridaas Garabkeygu Ka yeel
❤️💙🖤✅

Photos from Ahman boy's post 08/12/2023

•Dadaal waan haynayaa
•Ducana waan miisayaa
•Daryeel Rabi baan sugaa
•Dacarta wayaha Qaraar
•Dib danbe umma eegayee
•Rajada Guushan Dalbaa🙏

07/12/2023

Jimca Mubarak

02/12/2023

RAMADN 🤲🤲
Miqaa kalaaban ?

01/12/2023

Happy Friday

17/11/2023

Never charge a book by it's cover.

✌️✌️

19/10/2023

Hadii aan Dhiig laysu shubeyn dhalashada maxay Tari.
Follow and like.

19/10/2023

Hadaan Dhiig laysu shubeyn
Dhalashada maxay Tari ,**

Adoon Daraf Marin iyo

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Dollo Addo
Mogadisho
[email protected]