Engr Abdullaahi

Engr Abdullaahi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Engr Abdullaahi, Viaroma, Mogadishu.

Photos from Engr Abdullaahi's post 25/07/2022

" Abuurta Alle ayaa la igu faquuqay , Masjidka Hortiisa Anigoo Jiifa ayaa ul la igu Kiciyey , Ma Haysto Guri aan seexdo , Habeenkii Darbiyada ayaan seexdaa , Dadka Qaar Waxay idhahaan Abtigaa ayaa ku Habaaray Balse aniga Abtigay ima Habaarin , allah ayaa sidaan igu Abuuray , Caruurta Wadada Maraya iyaguna Waa Waalantahay ayey idhaheen weyna idilaan Markasta "

Qoraxda iyo iftiinka uma Adkaysan Karo oo wey idhibayaan , Nabarada Jirkayga Kuyaala Qoraxda Kulul ayaa sabab u ah , Dhaqaale aan isku Daweeyo Ma haysto , Hooyo iyo aabena Waxaan uga soo Tagay Gobolka Hiiraan , Iyaguna Ma haystaan wax ay igu daaweeyeen , Muqdisho Waxaan u imid si aan Nolol Fiican uhelo , Balse Wali Intii aan Filayey Ma Helin oo Darbiyada ayaan Seexdaa

Degmada Xamar weyne ayaan Joogaa Halkaas ayaan Ka Qaraabtaa , Roobka Habeenkii iyo Maalinkii Socda Korkeyga ayuu ku Dhamaadaa , Meel aan ka Galo ma Haysto
Dadka Qaar waxay ileeyihiin ha iisoo dhawaanin , Abuurta alle Darteed ayaa la iitakooray

Sidaas Waxaa Yiri Bile Cilmi Oo kunool Magaalada
Muqdisho | Sii Share Garee..
W/Q: Ak

02/06/2022
31/01/2022

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa go'aansaday in uu dhiso musharrax C/qaadir Cosoble oo ina adeerkiis ah, Sida illo Xog-ogaal ah ay ii xaqiijiyeen.

Cali Guudlaawe ayaa arrintaan uga gol leh sidii u bad baadsan lahaa kursigiisa Hirshabelle, Waase haddi uu madaxweyne dalka ka noqdo qof uu isaga wax ka dhistay.

ENG ABDULLAAHI

Photos from Engr Abdullaahi's post 31/01/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid Ala-Maktoum oo ay ka wada hadleen xoojinta xariirka iyo iskaashika lawada dal

ENG ABDULLAAHI

31/01/2022

Waano caafimaad oo dumarka u gaar ah

1.Folic acid waa vitamin muhiim u ah jirka.
2.Folic acid waxu ka qeybqaataa koritaanka maskaxda iyo neerfayaasha kale.
3.Folic acid waxaa zaaid ugu baahan dumarka waliba kuwa ku jiro xiliga taranka (12-40 sano)
4.Folic acid wuxuu saameen ku leeyahay cunuga caloosha ku jiro koritaankisa haddii ma**da folic acid ku yar tahay cunugu waxuu kula dhalanayaaaa maskax yar iyo cudur dhabarka ku dhaco oo aad u xun.


# Dumarka uurka leh waa inay qaataan folic acid uurka kahor iyo inta uurka ku jiro ilmaha iyo labo isbuuc kadib dhalmada.

Fadlan Dhakhtarkaaga kala xiriir si aad u hesho talooyin intaa ka badan.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Viaroma
Mogadishu
+252