Dheeh Natural Products
Dheeh Natural Beutifull Waa shirkad iibiso Alaabo Natural ah 100% sida Creams Saliido organic ah Xarunteenu waa H/wadaag wadada shirkadaha Tell: 0618345577
Macaamiil kusoo dhowaaw saliida Cajiibka ee _Organic_Hair_Oil.
โ
Waa saliid dabiici ah oo la hubo waxtarkeeda
โ
Waa saliid la tijaabiyay kana madax banaan kiimiko dhibaateeysa madaxa iyo timaha
โ
Waa saliid leh faa'iidooyin badan Sida:-
1. Bixinta timaha
2. Kahortaga jajabka
3. Kahortaga agoolka
4. Isla simida timaha kala dhaadheer
5. Jilcinta timaha adag
6. Madoobeeynta timaha
7. Kala saarida timaha
8. Ka hortaga nafaqo la'aanta timaha
9. Dhaldhalaalinta timaha
10.Buuxinta meelaha banaan iyo salxaha
11.Soo bixinta timaha bidaarta gashay
12.Madax Xanuunka
Kala soo xiriir
๐ 0619516262
๐
๐๐'๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ฌ๐๐ฅ๐ข๐ข๐๐๐ ๐
๐ฅ๐๐ฑ๐ฌ๐๐๐๐ฌ-๐ค๐ ๐ฎ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ญ๐ข๐ฆ๐๐ก๐;
1. Flaxseeds-ka waxaa ku jira omega-3 fatty acids, taas oo siisa borotiinno iyo nafaqo muhiim ah timaha, kor u qaada wareegga dhiigga madaxa, sidoo kale waxey joojisaa caabuqa duleelada timaha kaas oo keena timaha iney daataan.
2. Flaxseed-ku waxaa ku jira fitamiin B, waxaa uu qani ku yahay maadooyinka biotin, riboflavin, niacin, pyridoxine, pantothenic acid, iyo folic acid, kuwaas oo masuul ka ah kordhinta korriinka timaha, timahana ka dhiga kuwa xooggan.
3. Flaxseeds-ka waxa ku jira fitamiin E, kaas oo madaxa ka saara sunta, siyaadiya korriinka timaha, timahana ka dhiga kuwo xooggan.
4. Waxay kaa caawineysaa dejinta madaxa maadaama omega-3 fatty acids ay ka caawiso yaraynta caabuqa madaxa.
5. Flaxseeds-ku waxay timaha ka dhigtaa mid-midab leh, wuxuu koontoroolaa qoyaanka timaha timaha, xakamaynta jajabka, engega iyo qallafsanaanta, taasoo ka dhigaysa tinta mid qurux badan oo dhalaalaysa.
6. Flaxseeds-ku waxay isku dheelli tirtaa heerarka pH ee timahaaga maaddaama iniinaha flaxseedka ay ka caawiyaan dejinta qanjidhada sebaceous si ay u soo saaraan tirada saxda ah ee saliidda timaha.
7. Flaxseeds-ku sidoo kale wuxuu la dagaallamaa agoolka.
F.G: Waxaan kuu shiideynaa Flaxseeds-ka adiga oo arkeysid.
La xariir: WhatsApp & Call: 0619516262
26/08/2022

ka Dalbo Shopping Center
Waxa ku keenay daawooyin herbal ah
lamaanaha
Waxa isticmaala raga waxa uu ka
Caawina inuu biyaha dib u dhigo waqti
Dheer, adkeeyana xubintiisa taranka
Waxa laga keenay wadanka Turkey.
calool istaaga
Waa daawo herbal ah waxa isticmala
Dadka ay istaagtay caloosha ee
Qaba baabasiirka.
babasiirka
Waa cream la mariyo babasiirka soo
Daadiya baabasiirka gudaha iyo
Banaanka.
infaction-ka
Waa herbal waxa ay daawo u tahay
Dhabar xanuunka
Kiliyo xanuunka
Kaadida dadka gubta.
0619516262 Mogadishu Somalia
Goobta aad joogtid ayaa laguugu keenaya si bilaash
Macmiil waxan idiin keenay Bomoto loogu Talagalay
Sida-:
1: Garaafada
2: Finanka
3: Haraha
4: mad'madowga Wejika
5: Calamada Qalinka
6:GadGaduudka wejika
Waana Cream orginal laga Keenay Dibada
Tell: 0619516262
12/08/2022
macmiil waxa idiin Keenay Boomaato Loogu Talagalay
Waa Boomaato Soo martay Tijaabo caafimaad leh shahaadooyin
Tell, 0619516262
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252