wada xaqa

wada xaqa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from wada xaqa, Health/Beauty, muqdisho banadir hodon Street, Mogadishu.

29/01/2024

Sadaali oo ku guuleyso $15.
CIYAARTI 2AAD E S-FINAL KA
Tartanka maamul goboleedyada iyo Gobolka Benadir.
GALMUDUG🆚 HIRSHABEELE.
Sharuuddaha ku guuleysiga saadaasha:
1: Like saar page-ka.
2: Share dheh post-ga.
3: Postiga Like saar.
4: Sadaasha 1-jeer wax ka badan lama ogola.
5:. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta helidoono.

29/01/2024

Saadaali kulanka Galabta ay ciyaari doonaan Galmudug Vs Hirshabelle kuna guulayso $50

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵a

1. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗶𝗸𝗲 saar Page-keena Five Somali TV
2. 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 dheh post-ga
3. 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁 noogu soo qor Kooxda guulaysanayso

𝗙.𝗚: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato

Sponsored By Jasmine Somalia

29/01/2024

Sadaali kulanka adag ee dhex mari doona Hirshabelle Vs Galmudug oo ku guuleyso 3 Abaalmarin
1. $20. Twenty Dollars
2. Free Ray Pan Vip Glasses
3. Free Checkup of Eye & Skin Care Doctor

Sharuuddaha:
1.Like Saar Page-Ka iyo Post-iga
2.Share-Garey Post-Ga.
3.Saadaalintu Waxey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
4. Saadaliyaha Haku Tag Gareeyo 3 Qof oo Asxaabtiisa Kamid ah

F.G: Lama ogola Saadaalin kala duwan in aad soo qortid, Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya Ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Heli Doono.

29/01/2024

Salima Engineering and Design Services LTD Engineering & Design Services

29/01/2024

Saadaali natiijada ciyaarta Final-ka maanta ee Galmudug vs Hirshabelle, oo ku guuleyso $40 ay kugu talagashay Shirkada Furda Cargo.

SHURUUDAHA:
1. Waqtiga Saadaalinta waxay ku egtahay Sagaal Saac buura ah.
2. Hadii Benalty la aado raaci inta goal lakala dhalina labada koox iyo Cida guuleysaneysa.
3. Like saar Post-ga
4. Share garee Post-ga.
5. Follow sodheh Page-ka Shirkadda.

Waxan rajeyna Inad Sharuudaha Fahamteen, Guul wacan Ayaan idin rajeyna dhamantina.

29/01/2024

Saadaali oo ku guulayso $150, ciyaarta Final-ka Tartanka maamul goboleedyada ee maanta dhex mari doonto Galmudug & Hirshabelle.

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 post-ga & 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 oo share garee.
2. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa guulaysan doona 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 xagga 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.

29/01/2024

Saadaali kulanka galabta oo ku guulayso $50
𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:
1. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 dheh Page-keena
2. 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 ku dheh post-ga ugu yaran 3 group
3. 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁 Sadaal bixi
4.𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 ugu wac halkan 10 qof oo Asxaabtada ah si ay uga Faa'ideystaan.
𝗙.𝗚: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato,waxaana guuleysan doona qofka ugu horeya ee si sax ubixiya sadasha
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.

shurudaha iska firii nasiib wacan

Beeciye online store

29/01/2024

Saadaali natiijada ciyaarta oo ku guuleyso $30 dollar.
Kullanka final-ka ee u dhaxeeya kooxaha Hirshabeelle Vs Galmudug.
Shuruudaha laga rabo guuleystaha:
1. Like saar oo follow dheh page-ka
2. Share gareey Post-ga saadaasha
3. like saar post-ga saadaasha
F.G Saadaalinta waxa ay ku egtahay ilaa inta laga gaarayo xiliga ciyaarta.
Waxaa ku guuleysan doona qofka ugu horeeya dhanka waqtiga comment-ga ee saxa saadaalinta.

29/01/2024

Saadaali kulanka Galabta ay ciyaari doonaan galmudug Vs hirshabelle kuna guulayso $20

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:

1. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗶𝗸𝗲 saar Page-keena Alkowther furniture and Shopping Center
2. 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 dheh post-ga
3. Seddex qof oo asxaabtaada ugu wac qay ta commentiga.
4. Saadaali natiijada ciyaarta.

𝗙.𝗚: Hadaa dhowr saadaalin bixiso waxbo malihid, hadaa ciyaarta kadib shuruudaha kale fuliso waxbo malihid, Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato, sidoo kale waxay guusha jirtaa qofka ugu horeey oo fuliyay dhamaan shuruudaha.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Muqdisho Banadir Hodon Street
Mogadishu
252