Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon Abdulkadir Abdullahi Dirie, Mogadishu.
14/08/2026
Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga Sincad, Cabdiqaadir Cabdullaahi Diiriye (Cadaawe), ayaa hambalyo u diray dhammaan shacabka reer Galmudug munaasabadda 14-ka Agoosto, oo ah sannad-guurada aasaaska Galmudug.
13/08/2026
Hambalyo dhammaan shacabka reer Galmudug meel kasta oo ay joogaan.
Maanta oo ah 14-ka Agoosto, waxaan xusaynaa aasaaska Galmudug, annagoo dib u milicsanayna taariikhdeena, midnimadeena iyo rajada aan ka qabno mustaqbal ka wanaagsan.
Hambalyo Galmudug.
Madaxtooyada galmudug
02/08/2026
Anigoo ah Musharaxa hoggaamiyaha Galmudug Cabdiqaadir Diiriye Cadaawe Gudoomiyaha xisbiga sincad iyo xoghayaha xisbiga maanta waxaan salaan iyo booqasho ugu tagnay Madaxtooyada Galmudug
Waxaan umahadcelinaa shacabka magaalada Gaalgacyo iyo fanaanada weyn Xaawo dagan waxaan idin leeyahay mahadsanidiin
“Doorasho Xor ah, Bulsho Ammaan ah — U codee Sincad, U codee Cadaawe .”
Musharrax Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka Galmudug ee Urur Siyaasadeedka Sincad mudane Cabdulqaadir Cabdullaahi Diiriye Caddaawe ayaa si rasmi ah codkiisa uga dhiibtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Musharrax ayaa bogaadiyay shaqada ay hayaan guddiga doorashada, laamaha ammaanka & cid kaste oo suurta galisay inay maanta dhacdo doorashada qof & codka ah ee guud ahaan ka dhacaysa deegaannada Galmudug .
Musharrax Caddaawe ayaa sidoo kale ka codsaday shacbka maanta cirridda u taagan codaynta inaysan ka habaabin doonta & numberka 33 isla markaana ay codkooda siiyaan urur Siyaasadeedka Sinnaanta & Caddaaladda ee SINCAD.
Ugu dambayn Musharrax Caddaawe wuxuu himilo & rejo wayn ka qabaa inay doorashada Galmudug si nabad ah ku soo dhammaato isla markaana ay Somalia & State-kaba u furto waddo cusub.
30/07/2026

29/07/2026
“Balanteenu waa Bari oo ah Khamiis 30ka bisha July , Doonta Badbaadada iyo Numberka 33 ee Astanta xisbiga sincad ucodee Sincad Ucodee Cadaawe “
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
00000000