Zamiir Officail

Zamiir Officail

Share

soo dhawaada azxabta sharafta leh

26/08/2023

Loo Ooyi Maayee waa loo Aari doona dhalinyarada hargeisa

26/08/2023

Huwaneey Ciidan iska fadhiya isku kiciseene waxd ka heshaan cidna waxba haka siinina dar daarankii ciidanka jamuuriyada somalind ee ugu danbeeyay wataas lasoo dirayo

05/01/2023

Xaaladda Magaalada Laascaanood.

Masuul ka tirsan maamulka gobolka Sool oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhay ayaa ii xaqiijiyay in xaaladda magaalad Laascaanood deggentahay, wuxuuna beeniyay in ay jiraan ciidamo magaalada ka baxay.

Masuulkaasi waxa uu ii sheegay in caawa fiidkii qof shacab ah oo hubaysani rasaas uu ku furay xero ciidan kedibna uu ku dhintay rasaas kale oo ay ciidanku ugu jawaabeen,

Dhamaan ciidankii riday xabadihii uu ku dhintay marxuumkaasi ayaa xabsiga loo taxaabay oo la xidhxidhay.

Xaaladda malagaaladuna waqtigan waa mid deggen.

05/11/2022

IS BACK

03/11/2022

Xubigeenu waa qaali
Xiriirkenu wa nabad
Xasilooni sharaf badan
Ku xamdinay illahey🀲🏻β™₯οΈπŸ«‚

Qiso Jacayla Oo Layaab Leh!!😱 12/08/2021

https://youtu.be/xUF8MavZP_o
Qiso Jacayla oo Layaab Leh 😱Soo Daawo Like saar PlseπŸ‘
Fadlan Hadaad Nagu Cusub Tahay Subscribe saar hadaad h**e Noola Joogtayna Like iyo Nagu Caawi Commentgana Nagu Dhiiri Gali πŸ‘πŸ‘†

Qiso Jacayla Oo Layaab Leh!!😱 Fadlan hadaad nagu cusub tahay subscribe hadaad h**e noola joogtay fadlan like shere comment nagu dhiiri gali azxabtaydii Waan idin jecelahaye

Dalmer Yare & Nimcan Hilaac || Adoo Qalanja Maxa Ku Qayiray || Official 2021 || 04/07/2021

https://youtu.be/xJ_uBHUoZuw Qaali baad Tahee Yaan Lagu Quudhsan
NEW SONG NIMCAN HILAC IYO DALMER YARE 2021 HEESTII SANADKA 😘😘😘😘😘πŸ₯°

Dalmer Yare & Nimcan Hilaac || Adoo Qalanja Maxa Ku Qayiray || Official 2021 || Ereyda iyo laxanka Libaan Door Codadka Dalmer yare & Nimcan Hilac Music A.A/Naaji

29/06/2021

https://youtu.be/qt0dcP30SQI


Xariir Axmed iyo Nimco Dareen

Mubarik & Najax Nalka || Qabyalad Ha igu Dooran || 2021 || 25/06/2021

https://youtu.be/92MW5ImlwwU
NEW SONG
MCN QABIIL HA IGU DOORAN😘
Ha iloopin Inaad subscribe saarto Chanalka wllo🀘🏻❀️😘

Mubarik & Najax Nalka || Qabyalad Ha igu Dooran || 2021 || Qabyalad Ha igu Dooran McnEreyada : Cumer shamiito Laxanka : Mubarik October Music : Haynok Lyrics Zamiir Officail 't_Subscribe_your_chanal

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

150 Streat
Mogadishu
5555