Abdiqani.berlove
0636773382
4802346
markasta way.kushaQaynaysa shirkaDu
16/04/2024
Heesta Soomaalida ka wada ooysiisay.
Hadaan idhi Bildhaantaada
Uma Xiisin Waa Beene
Ma Anaa Qof Booskaaga
Helikaraya ii Buuxsha
Ma Anaan U Boholyoobin
Kulankiyo Bilkhayrtaada
Waxa igu Banaanaatay
Halkii Aad Ku Beegnayde
Sida Eeg Bal Muuqayga
U Bedalay Iswaageenu
Kaalay Arag Busaylkaagu
Siduu iiga Dhigay Baylah
Ilintaydu Baaq Weeyi
Bog Ku Jeceli Hayn Waayey
i Dareen Bal Ii Fiirso
Oo Bilaahi Way Guule
Ii Fur Buuga Naxariista
Waa Buug Xasuustaadu
Hilowgaagu Beeraayo
Si Kastoo La Ii Baantay
Bogsan Wayday Ruuxdaydu
Hirarkii Is Bixin Waaga
Ku Dhex Kumay Badhtamahooda
Baryo Kala Maqnaanteenu
Kaga Culus Qalbiga Buure
Intaad Joogtay Baashayda
Noloshii Bildhaamaysay
Ha Ka Dhigin Bar Kuma Taale
Bilicdii La Soo Laabo !!!
Goobkamida. Deeganka. Somalida. Gaar ahaan. Dagmada. Daroor oo caana. Oo roobku helay.. kana mida. Koobihi. Esanab.. joogi. Jirtay. Wakhtigii. Daw ladii. Soomliya
Oo roobku siwanaagsan. Uhelay .
Daawasho wacan.. falawna. Nasoo dheh. Wllo
Karbaash. Fanaan caana
Hambalyo hambalyo mamulka. Cusub ee daroor
Qiso aad uxanuun badan oo kadhacday. Dhagaxbuur. 💕💕🥰
Wewe
19/05/2023
abdiqani.jacayl on TikTok abdiqani.jacayl's short video with ♬ original sound
11/05/2023
Faraday Wayn ee 18 my ilahaw nabad kugaadhsii umada reer●somalind
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
TAWAKAL