Cuno reer xamar

Cuno reer xamar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cuno reer xamar, Beauty, cosmetic & personal care, mogadishu somalia, .

14/11/2021

Maxay ku cayili karaan caruur

Marka waxaa la isku khaladaa korintaanka caruurta iyo cayilka
Ilmaha wuxuu u koraa siyaabo badan waxaa kamid ah koriimada maskaxda koriimada lafaha iyo cayilka.
Waxaa ka muhiimsan cayilka koriimada lafaha iyo maskaxda

Maxaa koriya lafaha iyo maskaxda?
1-Caanaha naaska hooyada:
Waa mida ugu mihiimsan ay ilmuhu ku koraan maskaxyan
2-cuntooyika caruurta lasiiyo marka ay gaaraan 6months
3:In ilmaha loo jimciyo ama saliid luugu duugo: waxay qeby weyn ka qaadataa koriimaha lafaha iyo helista
hurdo kufilan
Maxaa ilmaha cayilin kara
-Caanaha
-Cuntooyika dabiicigaa ama wadaniga ah sida mooska
-ukunta biyaha lagu kariyay
-cuntada in lasiiyo waqti isku dhaw
-Inaa guriga u dhigtid cunto macaan oo marwalba diyaar ah sida buskudka iyo kackaca.

Website