Banaatul Kheyr
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Banaatul Kheyr, Health/Beauty, hoolwadaag Street 33005, Mogadishu.
27/11/2021
Kawaran Hadii meherku yahay Qur'aan💜
Xaflada aroskuna waa safar cumro ah oo lagutagayo beytka alle🕋🥰
Qofkasto oo muslim ah wuu riyonaya☝😍
26/11/2021
💕ROOB🌧💋
Nimcatu rabbi allow noo siyaadi🤲🥰
25/11/2021
💙xalaal🥰
19/11/2021
Manta waa malin Jimco ah, dhammaanteen aynu ku wada sallino Nebigeena.
مُحمّد صَلَّی اللہُ عَلَیہِ وَآلہ وَسَلّم ❣
"Dayaxii dunida nuuriyey darbiyadi dulliga iyo diin la'aantana dumiyey."💙🥰
18/11/2021
💕Waxa ladonaya in'aad noqoto mu'min💙
Lawada indhood ee kugutallo ilna adunyadada ku eego👁ilna aaqiradada ku eggo👁 Aduunyadan waa inyar walal inta lajoogayo illahey aan kaga baqano inta yar ee aan jogno adunyadan🌏Oo diin ankaqadano oo diintena aan barano📘oo diintena aan kashaqeyno oo saban adagbaa lagu jira sabankee lagujiraa اامتمسك بدينه كالقابض علي الجمره💕 waa Zaban Nabi mohamed《《صلى الله عليه وسلم》uu sii shegay《1400 oosano kahor》🤗
Ogow kii dhinta uunba tahaye😢camalka dontana la imow walaga abal marin dona qiyamaha cida dontana jecllow adiga iyo cidaad jeceshahy ogow modka idinka kala geydone😢
Wlhi Malin weynbaa danbeyso uu dadku moganyahay Qur'ankana sida hada u aqrisana lawa pege kastoo iska sohorjedo wey kujirtaa wax qiyamaha ka hadlayo wuu kujiraa💕
Ogow Cadaab ba danbeyso allahna wuu ku arkaya👀Manta wixii aad shaqeysto uunbuna Malinta qiyamaha kugu abal marindona ogaada holac daranba danbeyo wuxuuna zugaya dad lagu tuuro ookaliya dadkasna manta anaga u eg wlhi sida aan udhaqmeyno darted😢Adunyadan waxba laga qadimayo yeysan idin siran oo diinteena aan xajisano si'aan malinkaas dhibatadu jirto iyo holaca aan ugu badbadno🔥😢🤲🥰
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252