Dr hafsa herbal products

Dr hafsa herbal products

Share

kuso dhawoow daawooyin cafimaad oo herbal ah oo lagu daweeyo xanuunada badankooda...
sida
1. gaaska

Photos from Dr hafsa herbal products's post 30/06/2022
Photos from Dr hafsa herbal products's post 29/04/2022

makacabaneysaa ?
finanka wajiga
haraha wajiga
gududka wajiga
salida wajiga
Waxan ku heynaa dawo ad iyo ad ugu fcn waxa an kor ku so shegnay
Waxana ka hubnaa tayadeda wax tarkeda 100%
hadi ad u bahan tahay inaga sowac
+252 617696357
ama what's up cod inoguso dub +252 686754472
FG: Mel walba am gobwalba e ad jogto wan kuku keneynaa insh aallah

Photos from Dr hafsa herbal products's post 07/04/2022

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

🩺Expulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.

Maxaa sababa biya baxa dag daga ah

Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.

Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.

Hadaba hadii ad ubahan tahay nagala so xiri
Whtsapp +252617696357
Tell 066754452

U Garey walahada la dhibatey san xanunkan

Photos from Dr hafsa herbal products's post 26/02/2022

"caafimaad qabka dumarka waa wadada kaliya lagu heli karo bulsho caafimad qabta"

baaritaan ay sameesay hay'ada caafimaadka aduunka oo marka laso gaabiyo magaceeda looyqaano (WHO) dumarka kunool dunida

boqolkiiba sideetan 80% in ay la il daranyihiin xanuunada Ama dhibaatoyinka ku dhaca habdhiska taranka (Gynocological problems),

boqolkiiba lixdan iyo sadax 63% oo kamid ah dumarkaas waxa usabab ah xanuunkooda agabka ay isticmaalayaan xilliga dhiiga caadada Ama xeydka sida xafayada Ama always ta sidad utaqaan.

AIRIZ SANITARY NAPKIN
waa xafayad ama always sidaad utaqaano kaaso kasameysan suuf jilicsan oo waliba daaweysan, wuxuuna dhameystirayaa baahida

dumarka ee xilliga caadada Ama xeydka. waana xal cusub oo lohelay dhamaan dhibaatoyinka laxiriira caadada iyo habdhiska taranka ee dumarka.

faaidooyinka ay leedahay AIRIZ SANITARY NAPKIN

1) Waa qashin saar (cleansing) waxey awood uleedahay waxwalba oo wasaq ah iney soo saarto iyadoo soo nuugeysa.

2) Waxey ka hortagtaa bakteeriyada dhibaatada wadata iyo fangalka (protect harmful bacteria and fungi).

3) AIRIZ SANITARY NAPKIN waxey
kasameesantahay wax yaabo dabiici ah oo kujirin kiimiko (chemical).

4) Waxey ufiicantahay cuncunka iyo caabuqa (irritation and infection) ku dhaca xubinta taranka ee dumarka.

5) Waxey ufiicantahay xanuunada yimaada xiliga caadada sida dhabar xanuun calool (xundhur) xanuun iyo wixii lamid ah.

6) Waxey kahortagtaa cabuqa ku dhaca marinka kaadi mareenka ee dumarka (urinary tract infections).

7) waxey leedahay sideed lakab (8 layers) oo midba faaido gooni ah leh☝☝☝☝☝
kuhelikaraa?

Waxad naga lasoo xiriiri kartaa whtsapp

+252617696357

Photos from Dr hafsa herbal products's post 21/02/2022

Matahay qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?
Majeceshahay misaan-kaaga
Normal inuu noqdo?
Buurnaan saa'idka,
Cayilka calosha,
Xurusta inaad iska jarto,
Ama aad yaraysid-
Iyo miisankaaga...
Adigoo adeegsanaya
Daawo dabiici ah
Aadna utayeysan
kuna isticmaali doontid muddo
illaa 12 usbuuc.
MEEL KASTOO AAD JOGTO WAAD KA SOO DALBAN KARTAA.
Laxiriir
whats app-number
+252617696357

05/02/2022

Sidee loo zuulin karaa khatarta gaaska?

Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawadaan waa dabiici toos laguugu keenay waxey kaa ciribtiree gaaska adigoo la tashanaya / dhakhtarka

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo
dhaqtarka iyo daawada sida loo isticmaalaayo

Haddii aad qaadatid Daawadaan talada dhakhtarkana aad raacdo
INSHA ALLAH
waad ka Nasaneysaa gaas iyo wixii la halmaala
NAGA SOO WAC whatsApp: +252 617696357
ama cod noogusoo reeb
F.G meelkasta waad ka heli kartaa
# Share dheh si dadka wllahaaga ah ee la dhiban ay ugu faideystaan
share gareee

03/02/2022

If your dream is big, the challenges will be less

Photos from Dr hafsa herbal products's post 17/01/2022

SHAAHA CALEENTA ANTILIPEMIC

Shaaha dhirta ugu fiican waxay ka kooban tahay 5 shaaha dhireed oo caan ah oo la soo xulay ayna ku jiraan SHAAHA CAGAARAN (GREEN TEA) taas oo ka dhigaysa mid wax ku ool u ah xaaladaha caafimaad badankood. Waxay hodan ku tahay fiitamiin A, lecithin, iyo waxyaabo kale oo muhiim ah sida Zinc iyo copper.

1) Waxay yareyneysaa kolestaroolka
2) Waxay ka hortagtaa dhibaatooyinka wadnaha
3) Qashinsaartaa jirka
4) Kahortagtaa Gabowga
5) Waxey nadiifineysaa nidaamka dheef-shiidkaaga
6) Waxay ka hortagtaa sameynta unugyada kansarka ee ku dhaca beerka, sambabaha, makaanka iyo makaanka afkiisa
7) Waxey bogsiisaa xanuunka jidhka
8) Waxay dardar gelineysaa saaritaanka saxarada
9) Waxey wanaajisaa aragga 10) Waxey nidaamisaa cadaadiska dhiigga
11) Waxey hagaajisaa wareegga dhiigga
12) Waxey ka hortagtaa cudurka boog-calooleedka (Ulcer)
13) Wxey kahortagtaa daalka
14) Waxay leedahay hurdo nabadeed
15) Waxay ka hortagtaa koritaanka aan caadiga ahayn ee unugyada jirka
16) Waxey kordhisa shaqada difaaca jirka sidaas darteedna waxey ku siin kartaa cimridheeri caafimaadqab leh
17) Waxey dhiirrigelisaa kalyaha iyadoona sidookale kordhisa shaqada galmoodka
18) Waxay wanaajisaa shaqada nidaamka dareemayaasha sidaa darteed waxey jirka ka dhigtaa mid baraarugsan
19) Waxay xakameysaa culeyska maadaama ay sii wadato nuugista iyo aruurinta baruurta

HAD IYO JEER XUSUUSNOW: Shaaha antilipemic waa hab nololeed. Maalin walba cab xitaa marka aad nasaneyso maxaa yeelay waxay kuul ilaalin doontaa caafimaadkaaga. Waxaanu ku leenahay qaado labo liitar oo shaahan ah, maxaa yeelay 30kg oo kastoo jirkaaga ah culeyskoodu wuxuu ubaahanyahay hal litir oo biyo ah si jirkaaga loogu adeego. Markastoo culeyskaagu bato waa markastoo aad u baahan tahay biyo badan.

U DIYAARGAROW WAXKU OOL AH: Ka hor sariirta, karkari laba litir oo biyo ah ka dibna kiishka shaha ku rid digsig oo ku dhaaf habeenka oo dhan si ay u qasanto. Aroota h**e qandici/kululee kuna dhamee labada liitar 45 daqiiqo
what is up +252617696357
https://wa.me/message/RKOAQ7IEIKQSP1
Nazo pqoq za xog badan u hezho

Photos from Dr hafsa herbal products's post 23/12/2021

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyobax dagdag ah ama Shahwadoo kaa imaan weyda ama kacsi la,aan iyo Barar Qaarka Dambe ah ama Caadadoo kaawareersan ama kaaba guurtay iyadoon lagaarin da'dii Caada guurka dhalma la,aan ama Dhicis (Dilan) kugu soo laalaabtay Gaas kaatagi waayay oo kudaashaday Qanjirka Raganimada oo kuxanuunaya (Prostate)
Saxarada oo kugu adkaata marmarna dhiig wadata ama Xab iyo Axalo Futada oo kucuncunta mararka qaar malawadka oo markaad saxaroo maagto banaanka yimaada

Hadaba waxaa macquul ah inuu kuhayo Baabasiirka Gudaha ama Dibada ee waxaan kuuhayaa Daawo Tayo sare leh oo kaa Dabargoyn doonta inshaa allaah ee igala soo xariir

SAMADOON MEDICAL CENTER
WAXAA KUUGU DIYAAR AH
DR. SAMADOON SAMAALE OO KUTAQASUSAY
DAAWEYNTA XANUUNADA LAFAHA IYO XANUUNADA UURKUJIRTA

WhatsApp ama Imo = +252617696357
WhatsApp ama Imo

Photos from Dr hafsa herbal products's post 22/12/2021

Farxad ima dhina runti hambalyo aya leyhy

Photos from Dr hafsa herbal products's post 21/12/2021

DAWADANI WAXEEY KA DAWAAWEYNEYSA
1..Af shiirka
2.ILKO DHIIGA
3..NABRAHA AFKA
4.CADEYNTA
Oo qayb katahay
5:yiridka
6:ilkaha kalarkoodu
Badal may
Iyo meelo kaloo badan
Ayey daawo u tahay

http://wa.me/+252617696357

What's app call, voice & write message.

21/09/2021

: Maxaa sababa dilanka ku yimada dumarka wax badan ka ogow .

1. Dilanka kadib Xilligee ayaa ugu fiican in gabadhu ay uur qaado?

2. Maxaa keena dilanka hooyada?

3. Waqtiga ugu badan ee dilanku yimaado waa waqtigee?

4. Ma jiraan waxyaabo aan cunno oo dilanka keeni kara?

5. Calaamadaha hooyada ay dareemi karto marka ilmuhu dilmaan?

6. Dhiig ka yimaado hooyada marka ilmuhu dilmaan midab noocee ah ayuu leeyahay?

7. Waxyaabaha ugu badan yarayn kara tayada biyaha ragga iyo awooda bacrimintooda?

JAWAABAHA

1. Dilanka kadib Bil ama bil iyo bar kadib ayaa ah xilliga ugu fiican gabadhu uurka qaadi karto waa hadii ay caadada si sax ah u hesho

2. Dilanka waxaa keena in cunuga uurka ku jirta qaab samaysankiisu wax ka qaldan yihiin. In hooyadu qaado wax culus, cunista macaanka ama waxyaabaha sokortu ku badan tahay, isticmaalka daawo si qalad ah iyo difaaca jirkeeda oo daciifa sidaasna cuduro ugu dhacaan hooyada iyo uur jiifka

3. Dilanku wuxuu yimaada isbuuca labo iyo bar marka uu uurka gaaro ilaa shan bil waa suragak in dilan yimaado. Shan bil kadib fursada dilanka gabadhu aad ayay u yar tahay

4. Haa waxaa ugu badan waa laba shay hilobka oo aan loo bisleen sababto ah hilibka waxaa ku jira maado aan u wanagsaneen caruurta hadii aan dabka looga dilin. Khudaarta la kariyo waa in iyana aad loo bisleeya. Cunista cuntada badda sida kaluunka, babaayga qayb ka mid ah, Canabka iyo cananaaska

5. Waxa ugu h**eya maskaxdaada kuso dhacaya waa dhiig bax, qoyaaan, dhabar xanuun iyo calool majiir balse waxaa jira calaamad kuwaas ka duwan waana farbaha ayaa hooyada aad u xanuuna marka ay dilmaan uur jiifku

6. Dhiiga ka yimaada hooyada marka ay ilmuhu ka dilmaan midab ahaan wuu ka duwan yahay dhiiga ka yimaada hooyada marka aysan ilmuhu ka dilmin. Midabka dhiiga ka yimaada hooyada marka ay ilmuhu ka dilmaan waaa qaxwi ama kafee

7. Macdanta raga waxyaabaha tayada iyo awooda bacrimiska ka yera waa ay badan yihiin balse waxaan soo qaadanaynaa waxyaabaha la isku waafaqay oo biyaha ragga ka dhigi kara kuwa aan waxtar badan lahayn ama bacriminta biyaha raga daciif ka dhigaya waxaana ka mid ah cuntada saliida leh, hilibka la shiilay, waxyaabaha gasacadaysan iyo isticmaalka dareenka gacanta

Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay

Hadii aad thy qof ka cabanaya xalada dilanka
Waxaynu ku haynaa daawoyin ku habbon dilanka aan kaga bogsoon karto xaladan waa dabiici daawoyinkan mana ahan kumana yeelanayso jirkaga wax saameyn ah
Waxana xarumahena cafumadka ugu diyar ah dhakhatir aqoon iyo qibrad durugsan u leh
Daweynta dilanka iyo dhaman xanunada kalo oo ku dhaca aadamiga ilaah baa wax daweeya balse dadaalna lagama quusto waxay ka daweynay xanunkan iyo ka badan dadyow badan , adigana waxan ku rajeynaynaa inaad ka cafimadi dontid

Si laguu caawiyo nagala soo xiriir whatsappkan
0617696357

Like saar bageka , share dheh si ay ugu faa,ideystan asxbtada la dhiban xaladan dilanka ah muddo kana kana so dalay meelo badan siday mar uun kaga bogsoon lahayeen xaladan hadda xalbaa loo helay

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu