sirta qoyska24
2023/1/4
Kol hadii cudud xoogliyo
Caafimaad lagu siiyo
Caqligaagu siyaaday
Illaahey ka cabsoo
Caabudoo u sajuud iyo
Cimri qaadasha mooye
Cudurdaar kale sheeg
Jaceylka dhabtaa waa kan
17/01/2023
Hadafka qof ama koox waa kan marwalbo diirada u ah kagun gaarida rabadinta saxda ah ey doonayaan inay ku noolaadaan mase ku xirna wadada loomaraayo in laga walwalo ee waa inaad xaalad walbo iyo qatarteeda duudka u dhigan kartaa si uu san u dhicisoobi qorshihiin aslanbo.
04/01/2023
Asc dhamaan walaalaha muslimiinta ahow waxaan jecleysta inaan noo sameeyo bogan maadaama ismaan dhaafka reeruhu soo batay mudadan danbe. Sidaa darteed waxaan hamiyay in aan halkaan soo dhigo muuqaalo saameyn kuyeelan doona ruuxdeena ama shaqsiyada qof walba oo naga mida qoys ahaan iyo kaligiba, waxaan dib u celindoonaa xasuusteena si aan horay ugu socono anaga oo fojigan marka iga caawiya si àan u helno dare dareenka dhabtaa ee bulshada aan kudhax noolnahay una badbaadso mustaqbalka dhasheena.
Aad iyo aad ayaad umahadsantihiin
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
ALLEKACABSI,CADAALADIYOSINAANLOOMARAYDARIIQIALLETAASAYAANAAHSIRTAXALKAQOYSKAMUSL
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when sirta qoyska24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.