Samra Classic

Samra Classic

Share

Quality Cosmetics and skin care.
�SOMA MALL, wadada dabka mogadishu somlia.
.
.
0615614571

Photos from Samra Classic's post 22/11/2022

Waa luxury brands qiime ku cajabinaya laguugu keenay

22/10/2022

Wuxuu leeyahay caraf kalay iska arag ah.
Oo adiga uun kugu kooban.

Gabdho so dhowaada.

Nagalasoo xiriir 0615614571

22/10/2022

Mudane iyo marwo kani Waa burush qubeys jilicsan oo jirka urroon aadna idiin cajabin doona dhalinyaro.
Soo dhowaada
Nagalasoo xiriir 0615614571

20/10/2022
18/10/2022

Waa foundation casri original ah oo aad ka heleysid colour jirkaaga ku haboon.
Fadlan nagalasoo xiriir 0615614571

16/10/2022

Waa barfuun ragga London lagaaga keenay oo aad cajiib u ah caraftiisana lalayaabay ee macmiil kusoo dhowoow qiime ku cajabiya.

& clear .

Nagalasoo xiriir 0615614571

Kusoo dhowow qiime ku cajabiya.

11/10/2022

Asc
Dhammaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idinku kusoo dhoweyneynaa ee aan kusoo biirna dhawaan.
Waxaan ku leenahay so dhowoow macmiil oo naga hel adeeg iyo qiime ku qanciya.

Mahadsanidiin.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

MUGDISHO
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 23:00
Sunday 09:00 - 17:00