Dradam Mukhtar Apdi

Dradam Mukhtar Apdi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dradam Mukhtar Apdi, Health/Beauty, xamar weyne via roma Street, Mogadishu.

10/07/2025

Dhahar General Hosbital. Waxaan Maanta Fulinay Khaliin Buro Ah Buradaasi Oo Gaaraysay ilaa iyo 2kiilo Alxmdulilaah Waana Ku Guuleysanay.

06/04/2024

Afurwanagsan Walaalaha Ku Xeran Pagekeyga Dradam Mukhtar Apdi Caawa Waxaan Ka Hadli Doona Caabuqa Ku Dhaca Qumanka.

20/03/2024

Magacaygu Waa Dradam Mukhtar Apdi Caawa Waxaan Ka Hadli Doona Waxa Loo Yaqaano Qabsinka Soo Dhawaada

20/03/2024

Saaxiibada Ku Xeran Pagekeyga Waxaan idinka Codsanaya In Aad Pageka Saxda Ah Ee Dr Jabir Abdullahi Wehlie Aad Fllow ii dhahdan Mahadsanidiin🙏🙏

10/03/2024

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Magacaygu Waa Dradam Mukhtar Apdi Waxaan Umada Soomaliyeed Ugu Hambalyeenayaa Bilashada Bisha Barakeesan Ee Ramadaan.

Intaas Ka Dib Waxaan Caawa Ka Hadli Doona Waxa Sababa Waxa Loo Yaqaano Eernada.

02/03/2024

Mahadsanid Wariye Mohamed Muzze

Soo Dhawaada Walaalaha Kala Duwan Ee Ku Xeran Pagekeyga Saxda Ah Dradam Mukhtar Apdi

01/03/2024

Jimco Wanagsan Walaalaha Kala Duwan Ee Ku Xeran Pagekega Dradam Mukhtar Apdi Dhaqaatiirta , Walaalahey, Iyo Asxabta Sharafta Badan Soo Dhawaada🙏🙏

25/02/2024

Saaxiibada Ku Xeran Pagekeyga Saxda Ah Dradam Mukhtar Apdi Waxaan Ka Codsanaya In ay Vediogan Ii Like Gareyan Hadaad Ii Share Gareysana Waxaan Goyn Doona Malaayiin Male Ah Mahadsanidiin

23/02/2024

Jimco Wanagsan Walaalaha Qiimaha Badan Ee Ku Xeran Pagekeyga Saxda Ah Ee Dradam Mukhtar Apdi Soo Dhawaada

19/02/2024

Dradam Mukhtar Apdi

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Xamar Weyne Via Roma Street
Mogadishu