Dr Ajaa herbal

Dr Ajaa herbal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Ajaa herbal, Health/Beauty, Mogadishu.

04/01/2022

Ma ka cawaneysaa xanuunka babasiirka ama(hemorrhoids) hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa cirib tireyso ayadoo wax qaliin ah lagu sameeynin
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp

👎👎👎👎

Wa.me/+252614401547

Photos from Dr Ajaa herbal 's post 04/01/2022

Dhagaxa Xameetida (Gallstones)?

Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka Bayl waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo.

Waa maxay astaamaha? dhagaxa xameetida

Waxaa laga yaabaa oo badanaa dhacdo in qofka ayna kasoo muuqan wax astaan ah, xanuunka ayaa ladareemaa marka uu dhagaxa xameetida xiro marinada. Dhaqtarkaaga marka aad soo booqato ayaa laga yaabaa in uu ka arko raajada dhagaxa ama waqti qaliinka caloosha laguugu sameynayo.
Mararka qaar ayaa astaamaha laga yaaba in ay kasoo muuqdaan dadka qaar. Astaamaha soo muuqan kara waxaa ka mid ah

Qandho

Xanuun lama filaan ah oo soo booda ah oo sii xoogeysanaya midigta sare ee caloosha

Cagaarshoow

Lalabo ama matag

Saxaro sida dhoobado oo kale ah

Indhaha ama maqaarka oo midabka jaale kasoo muuqda sida cudurka joondiska

Sidee looga hortagi karaa dhagaxa xameetida:

Xanuunka dhagaxa xameetida waa mid la maaraynkaro oo dhibaatada ku imaan karta qaab nololeedka la xakamayn karo, Sida ugu wanaagsan ee lagu yareyn karo amaba hoos loogu dhigi karo in dhagaxaan uu ku sameymo xameetida waxaa ka mid ah

Cun cuno dheelitiran oo haka boodin waqtigooda

Cab biyo kugu filan adigoo ku dadaalaya in aad qaadato xadi kugu filan

Miisaankaaga oo halmar hoos loo rida waxa ay tahay wax yaabaha aad u saacida in dhagaxaan uu samaysmo

F.G WAXAAN KU HEYNAA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO dhagaxa xameetida
Gabi ahaanba kaa zuulinaaya wax dhibato ahna malahan
Talo iyo daaweyn isla socda inoogu imow meel kasta oo aad caalamka

Wa.me/+252614401547

Photos from Dr Ajaa herbal 's post 04/01/2022

Sidee loo zuulin karaa khatarta gaaska?

Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawadaan waa dabiici toos laguugu keenay waxey kaa ciribtiree gaaska adigoo la tashanaya / dhakhtarka

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo
dhaqtarka iyo daawada sida loo isticmaalaayo

Haddii aad qaadatid Daawadaan talada dhakhtarkana aad raacdo
INSHA ALLAH
waad ka Nasaneysaa gaas iyo wixii la halmaala
NAGA SOO WAC whatsApp: http://wa.me/+252614401547
ama cod noogusoo reeb
F.G meelkasta waad ka heli kartaa

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu