Xarunta Daaweynta Baabasiirka Ee Raxmatullah

Xarunta Daaweynta Baabasiirka Ee Raxmatullah

Share

waxaan kaa daweyn donaa xanuunka baabasiirka Qaliin_la'aan Durid_la'aan iyo iyadoon lagu gubin

14/05/2022

Wali ma booqatay xarunta rahmatullah ee daweynta baabasiirka

14/01/2022

Jumaa kariim

Soo dhawaada bulshada nagu xeran iyo kuwa kale dhamntiin

01/08/2021

Xarunta daaweynta baabasiirka ee raxmatullah

Photos from Xarunta Daaweynta Baabasiirka Ee Raxmatullah's post 22/07/2021

Madareentaa calamadaha baabasiirka iyo fiisikolaha haddaba eeg calamadaha
1: Maskax Xanuun
2:Dhabar Xanuun
3:Hami yari
4:cago olal
5:Daal iyo tabar yaro
6:Dabo cun cun
7:Dhig saxarada la socdo
8:Hilmaamsho
9:mindhiciro gubasho ama dibiryo
10:Dumarka caado wareer
11:Raga biyo fuded
12: ilmaha oo dhicisa
Hadaba hadaad dareemeyso calamada kor ku xusan fadlan soo boqo Xarunta ama kale xiriir
0615556845 - 0617460166 - 0619003160 - 0619003161

Photos from Xarunta Daaweynta Baabasiirka Ee Raxmatullah's post 03/07/2021

Hadaad bugtoo bistaa baabasiir la tahay ha moogaan xarunta daweynta baabasiirka ee raxmatullah
Waxeey kuu daweyn doontaa hab casri ah oo aan qaliin iyo gubniin iyo duriin toona aan eheen waxeyna ku taalaa dagmada yaaqshiid qaasatan afarta jardiin wixii intaa dheeriya waxaad kala soo xiriiri kartaa
0615556845/0619003160/0619003161/
Whatsapp 0617460166

Photos from Xarunta Daaweynta Baabasiirka Ee Raxmatullah's post 29/03/2021

Waxaan bahweynta somaliyed u soo gud bineynaa in 30% Discount loo sameynayo fadliga bisha aawgeed
Xaruntana dadka waxeey daweydaa iyadoon qalin gubin durin ee wixi faah faahitan ah kala xiriir
0615556845 / 0619003160 /0619003161/0617460166

Photos from Xarunta Daaweynta Baabasiirka Ee Raxmatullah's post 08/11/2020

Waxan ogeysineynaa in bulsha weynta somaliyeed ey xarunta raxmatullah ka cirib jareyso xanuunka bulshada dhibaatada ku hayo Ee babasiirka 72Sacadood gudahooda booqo xarunta si aad u ogaato xog bdn iyo maclumada xaruntana waxeey ku taal isgooska afarta jardiin Agagaarka isbitaal Al furqan (GANDI) wixii intaan dheeriyana kala soo xiriir
0615556845 / 0619003160 / 0619003161

02/09/2020

Xarunta baabasiirka Ee raxmatullah waxeey kaa daweyneydaa cudurka loo yaqaano baabasiirka iyo fiisikolaha waliba 72 sacadood
Guudaheeda iyadoona lagu qalin lagu gobin laguna durin insha allah wixii faah faahin ah kala soo xiriir
0615556845 & 0619003160 & 0619003161
Si uu ugaaro qof u baahan shereka haka xasdin mahad sanid 🙏

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu