Idaalé Media
ku soo dhowo idaale madia wxan kugu soo gudbin doonaa muugaalo ku xiisa galiya
11/11/2024
My tolkayga
28/05/2024
Gudoomiyaha dhalanyerada jilibka awey ee gobolka banaadir iyo nabadoonka jilibka awey iyo ganacsatada rer awey iyo saraakiisha rer awey ayaa shir looga magac daray [utashu naftaada si aad u gaarto taada ] ku qabsaday goblka banaadir Gudoomiyaha Mohamed Abdullahi Uli Farey
Wxaan Lee yhy guulayso guushu waa dhanaaga Marba hadii aad ogaatay dantaada hormar wcn 🫡🫂
22/04/2024
2018 sawirkii aan galay iyo Kan maamta aan soo galay mxaa farqi ah u dhaxeeyo oo aad ku qiyaasi kartaa adiga?
01/03/2024
Nin shiiid ah lama sheekaysto taa wxaa yiri gabar labo ciid isku xiqta hal diraac ku ciiday ( mashaa Allah cadaalada ha jirto)
27/02/2024
HAMBBALIYO DHALASHU
Wxaa halkan hambbaliyo dhalashu u dirayaa wllkay mcn maxamed mclin Abdullahi noor oo manta oo tariikhdu thy 27 February 2024 wiil uga dhashay magaalada Mogadishu wxan le yhy Adeer mcn soo bar bar noqo kii d.d.d anfaco
Duni lagugu jecl yhy ku soo dhowow
18/02/2024
Guul Baan leehy Gudoomiye osman dhagey dhabankaylay dhulka la dhigi karaa moyee dharersi uguma tagaayo
Gudoomiye geesi ah garab gacaltooyona heysto ayaa thy Gudoomiye guusha gees ka marin baa thy
Gudoomiye geerida ka cabsoonin baa thy
Gudoomiye gunta goy karaa thy
Gudoomiye golof iyo culaad gaar markii la iskugu baxo guntiisa xirtaa thy Gudoomiye gees ku gees geyga oo dhan garab ku heestaa thy Gudoomiye gun garashi iyo garaad guulaha siiyay gees ula baxeen baa thy guulayso Gudoomiye osman dhagay
15/02/2024
Magaca Shirkada waa Onnex10.com waxa laga leyahay Magalada Dubai
Waxaa lagu galaa ilaa 5 darajo ayaa la maalgashtaa .
1. Basic Package $39 ku udhiganta $41 malgasho
Daily ka smaey $3 Bishii $90
2. Lite Package $100 ku malgasho u dhiganta $105
Daily ka smaey $7.5 bishii $225
3. Primie Package $299 ku malgasho u dhiganta $309
Daily ka samey $16.5 bishii $495
4. Premium Package $500 ku malgasho u dhiganta $510
Daily ka smaeey $25.5 bishii $765
5. Standard Package $1000
Ku maalgasho u dhiganta $1,010
Daily ka samey $51 bishii $1,530
252 61 8736760 nagala soo xiriir
Ling gaan iska diiwaan gali
https://onnex10.com/register/Ahmed2015
Onnex10 - Ultimate product boost Platform Onnex10 - Ultimate product boost Platform
12/02/2024
Hambbaliyo Abwaan Camaari guulayso wxaan soo taqyeri jiray 2016 Ila dhaha guulayso wan ku wadanaa
Wllkay ayaa iga xanunsan Iigu soo duceeya xanun ishiisa la bixin waayay baa haayo
05/02/2024
Ciyaal weero waqti kaste ciyaal weero
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
2023