warda xaashi

warda xaashi

Share

This page is a Public program page

07/01/2026

Maxaa kataqanaaa geedka dahabka

23/01/2023

Buuq kale

22/01/2023

Intaan hargeysa lagu aasin kahor shilkii uu kudhinteey ninkii la igu heysteey..

Mid il kulul ayaa latuurtey.

21/01/2023

Heer hargeysa waa mixnad socota , markii h**e ayakaa ninka bananka keeney kadibna wey aaseen saakey..
Dhicii ma habaaraa noogu darteen

20/01/2023

Inamadiii oo diidey ayaan kaaba iney lawareegto

20/01/2023

Horta ayaan kaaba gar daranaaa.

19/01/2023

War hoo dadoow
Anoo ah warda xaashi ah
WarWar kamaqabo
Wehelkeyga Inuu waligiis
Wadnaheyga ahaandoonee

War yaanu idin dilin
Dawo yaan la,idiin weyn

19/01/2023

Halkii ay kabilaabatey in la,igu qabsado ninkeyga..
Gabdhaha habenka meshaas joogey waa idayaceen..

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Somali
Mogadishu