Somali Nutrition Podcast

Somali Nutrition Podcast

Share

Page kaan wuxuu diirada saaraya nafaqada,cafimadka, iyo wacyi galinta si loo hormariyo cafimadka

09/08/2026

Somali nutrition podcast wuxu u hamblyeynaya gudoomiya cusub ee ururka nafaqada somaliyeed Somali Nutrition Association (SONA) Dr Ahmed mohamud guusha taariikhiga ah ay kagaarte gudoonka doorashada (SONA)

Guushaadu waa mid ka tarjumaysa kalsoonida, aqoonta, kartida iyo hoggaaminta wanaagsan ee aad
leedahay. Waxaan kuu rajaynaynaa hoggaan miro-dhal
ah, midnimo iyo horumar aad ku hoggaamiso ururka, adigoo ka shaqaynaya horumarinta nafaqada iyo
caafimaadka bulshada Soomaaliyeed

02/08/2026

Asbuuca Naasnuujinta Adduunka

Asbuuca Naasnuujinta Adduunka waxaa la xusaa sanad kasta 1-da ilaa 7-da Agoosto.

Ujeeddadiisu waa kor u qaadista wacyiga ku saabsan muhiimadda naasnuujinta iyo dhiirrigelinta taageerada hooyooyinka naasnuujinaya.
Naasnuujintu waa hadiyada ugu h**eeso cuntada ugu wanaagsan ee ilmaha ay siiso hooyada, maadaama ay tahay nafaqo dhammaystiran xoojisana difaaca jirka, kana caawiso korriinsho iyo caafimaad wanaagsan.
Sidoo kale waxay faa'iido u leedahay hooyada, iyadoo ka qayb qaadata soo kabashada dhalmada iyo yaraynta khatarta cudurro qaarkood.

28/07/2026

🌎maalinta caalamiga ah ee hepatitis -ka aduunka | World hepatitis day 💛

Maanta oo ku beegan 28 luulyo , waxaa aduunka laga xusaa maalinta cagaarshowga ama hepatitis day si loo kordhiyo wacyi galinta caafimaad ee bulshada ee kusaabsan cudurada beerka.

Hepatitis waa caabuq ku dhaca beerka waxaana sababi kara feyras kala duduwan
Qaar kamida waxay leeyihiin kahor tag sida Talaal ookale halka qaar kale baaritaanada h**e la
daaweyn karo

1: isbaar si aad u ogaato badqabka beerkaaga
2: qaado talaalka hepatitis B ga hadii aad badqabto oo kugu haboon yahay
3: kafogow waxyabaha sida fudu lagu kala qaadi karo
4: raadi talo cafimaad hadii aad ogaato inaad + tahy ama aad la nooshahy hepatitis B

Inta ugu badan maanta Hospitalada muqdisho baaritaanka io dose 1 aad ee Hepatitis B waa free

Kahortagu wuxuu ka wanagsan yhy daaweynta

# # # world hepatitis day
# # wacyi galin cafimad
# # nutrition podcast

16/06/2026

Jooji shaaha io beerka aad isku cunto

08/06/2026

Wax kaabaro xirrirka cafimaadka dumarka Io iyo nutrition ka
Sidoo kle maxay yihin vitamins ka ugu wngsan dumarka
Dr Mariam Ahmed &Dr Salma Ali Hashi # # # Somali nutrition podcast

28/05/2026

Happy international world nutrition day

World Nutrition Day (28 May), remember: healthy eating isn't about perfection, it's about balance, variety and small daily choices.
Dr Salma Ali Hashi DrMariam Ahmed

22/05/2026

Kawaran haduu ilmahaagi cuntada uu diido? Maxaa xal ah

12/05/2026

Maxay muhiim ugu tahay ilmaha 5 ta sano kayar in ay helaan nafaqo dhameestiran ?

Markale io xalqad cusub kasoo daawo youtube channelkena somali nutrition podcast https://youtu.be/el-FANGBaNI?is=9TLVre7pv8PdiA4X
Mariam Ahmed Dr Salma Ali Hashi # # # Somalia Nutrition Podcast

02/05/2026

Maxaa muhiim ah oo lagaa rabaa in uu ka koobnaado saxankaaga cuntada Dr Salma Ali Hashi Dr Mariam Ahmed # # nutrition podcast

26/04/2026

Xalqadeeni 2aad cuntada io nafaqada

Dr Mariam Ahmed& Dr Salma Ali Hashi full video kasoo daawo youtube channel keena
https://www.youtube.com/

Category

Website

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Nutrition Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.