Qaalib cosmetics
0907796872 0615666800
15/02/2026
hadda dalbo oo hadda hel
28/01/2026
๐ธ DALAB CUSUB OO GAAR AH ๐ธ
Qaalib Cosmetics waxay kuu keentay careemadii feska iyo boomaatooyinkii asalka ahaa ๐๐งด
โจ Waxay ka caawiyaan:
โ Qurxinta & iftiiminta maqaarka
โ Daryeel joogto ah oo feska ah
โ Maqaarka oo noqda mid jilicsan oo caafimaad qaba
๐ฏ Tayo la hubo
๐ Degdegsiin la isku halayn karo
๐ Ha seegin fursaddan, ka faaโiidayso hadda!
๐ Qaalib Cosmetics
Udgoonku waa aqoonsi ๐
Barfuunka YARA ee Lattafa โ waa udgoon lagu jeclaado, lagu xasuusto, laguna farxo.
Hel hadda adigoo soo wacaya ๐ 0906194465 / 0907735409
โจ Waxaa kuu keenatay Qaalib Cosmetics โ ee magaalad qardho
GraphicsSamadoon Hikam Nuurdin Aadan
Qaalib Cosmetics โ waa halkii ay isku keentay udgoon, qurux, iyo kalsooni!
Kusoo dhowow meesha quruxdaadu ka bilaabato
๐ Cinwaan: [Qardho Gaar Ahaan Suuqa Aargad]
๐ Lambarrada xiriirka: 0906194465 / 0907735409
Aidrus Graphics Cayadaruus Nuuradiin Aadan Samadoon Hikam Nuurdin Aadan
21/10/2025
Qaalib Cosmetics waxay kuu keenaysaa Skala Expert qiimo dhimis gaar ah!
๐ฐ H**e wuxuu ahaa 15$, hadda kaliya 12$!
๐โโ๏ธ Ku habboon timaha laablaaban & kuwa u baahan nafaqo dabiici ah.
๐ Meel kasta oo aad joogto waa laguugu keenaa!
๐ Hel adigoo joogaya Puntaland.Qardho
๐ Wac: +252906194465 907 735 409
Aidrus Graphics Cayadaruus Nuuradiin Aadan Samadoon Hikam Nuurdin Aadan
21/10/2025
Marka aad rabto udgoon kaa dhiga mid xasilloon, kalsooni leh, isla markaana soo jiita dadka kugu xeeran โ Sauvage Dior Parfum waa xulashada saxda ah.
Waxay isku daraa udgoon cusub, diiran iyo xooggan oo abuuraya dareen nadiif ah oo soo jiidasho leh, si gaar ah loogu talagalay ragga doonaya inay ka dhex muuqdaan bulshada.
๐ Maxaad u dooranaysaa Sauvage Dior Parfum?
Udgoon sii jira saacado badan
Ku habboon xaflad, shaqo iyo maalin kasta
Naqshad dhalo qurux badan oo casri ah
Lagu kalsoon yahay adduunka oo dhan
Hadda waxaad ka heli kartaa Qaalib Cosmetics, halka ugu kalsoon ee aad uga heli karto alaabo tayo sare leh.
๐ Goobta: Qardho, Suuqa Aargad โ Puntland
๐ Lambarrada: +252 90 619 4465 / +252 90 773 5409
โจ Qaalib Cosmetics โ Quruxda iyo Udgoonka waa Hal Meel! โจ
graphics Samadoon Hikam Nuurdin Aadan Cayadaruus Nuuradiin Aadan
Welcome to qaalib cosmetics qardho waa diyaar sabun do do
25/03/2025
QAALIB COSMETICS on TikTok 238 Followers, 572 Following, 252 Likes - Watch awesome short videos created by QAALIB COSMETICS
02/02/2025
Dalab cusub halag faaidaysto
25/09/2024
Warts remover
Buy now 907 735 409
Click here to claim your Sponsored Listing.