Azaam Skin Care
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Azaam Skin Care, Skin Care Service, Mogadishu.
β¨ Ma doonaysaa maqaar nadiif ah, dhalaalaya oo caafimaad leh? β¨
Halkan waxaa kuugu diyaar ah products tayo sare leh oo kaa caawinaya: πΈ Inuu maqaarkaagu noqdo mid siman
πΈ Yaraynta finanka iyo dhibcaha madow
πΈ Qoyaanka iyo dhalaalka wajiga
πΈ Daryeel buuxa oo skin care ah
β
Ku haboon noocyo badan oo maqaarka ah
β
Original & tayo la hubo
β
Natiijooyin qurux badan marka si joogto ah loo isticmaalo
π¦ Dalbo hadda si aad u hesho skin care-ka kugu haboon
π Mogadishu
π 0614471419
β¨ QINGLING Cream β Sirta Maqaarka Quruxda Badan β¨
Ma rabtaa maqaar jilicsan, ifaya oo daβyar u muuqda? π
QINGLING cream waa xalka aad raadinayso!
π Faaβiidooyinka: βοΈ Yareeya laalaabka & calaamadaha gabowga
βοΈ Ka dhiga maqaarka mid siman oo ifaya
βοΈ Si qoto dheer u qoynaya (hydration dheer)
βοΈ Ka caawiya midabka maqaarka inuu isku ekaado
πΏ Ku habboon: β’ Maqaarka qalalan
β’ Maqaarka caadiga ah
β’ Qof kasta oo raba glow dabiici ah
π Sida loo isticmaalo: Isticmaal subax & habeen kadib markaad wajiga nadiifiso. Mari si tartiib ah ilaa uu si fiican u nuugo.
π¦ Hadda waa diyaar!
π Dalbo: 0614471419
π₯ Ha seegin fursadan β quruxdaadu ha ifto maanta!
β¨ Ma rabtaa maqaar dhalaalaya oo nadiif ah? β¨
Set-kan RICE CARE + SERUM π§ waa sirta glow-gaaga! π
πΎ Rice Toner
β Nadiifiya oo dejinaya maqaarka
β Ka caawiyaa in uu noqdo mid jilicsan & iftiin leh
π§ Serum (Vitamin + Glutathione)
β Yareeya madowga & dhibcaha
β Si qoto dheer u nafaqeeya maqaarka
β Ka dhigaya skin-ka mid fresh ah
π₯₯ Rice Cream
β Si fiican u qoyaan-siisa (moisturize)
β Ka dhigta maqaarka mid siman oo dhalaalaya
β
Ku habboon:
βοΈ Dry skin
βοΈ Normal skin
βοΈ Qof raba glow dabiici ah
π Sida loo isticmaalo:
Toner marka h**e
Serum ku xig
Cream ku dhammee
π₯ Natiijo: Maqaar nadiif ah + glow muuqda!
π Dalbo hadda: 0614471419
π Delivery degdeg ah
β¨ Glow Skin Routine β Rice Power! β¨
Ma rabtaa maqaar dhalaalaya, siman oo caafimaad leh? π
Set-kan waa sirta glow-gaaga! π
πΎ Rice Toner (Iβm From)
β Si qoto dheer u nadiifiya maqaarka
β Ku daraya qoyaan & iftiin dabiici ah
β Ku fiican dry & sensitive skin
π― Beauty of Joseon Rice & Honey Glow Mask
β Ka saarta wasakhda & dead skin
β Ka dhigta maqaarka mid jilicsan oo nuuraya
β Waxay yareysaa dullness-ka
π‘ Sida loo isticmaalo:
1οΈβ£ Wajiga dhaq
2οΈβ£ Mari toner-ka (subax & habeen)
3οΈβ£ Isticmaal mask 2β3 jeer usbuucii
4οΈβ£ Ku xiro moisturiser
π₯ Natiijo: Maqaar nadiif ah + dhalaal + hydration buuxa
π² Dalbo hadda: 0614471419
π Delivery degdeg ah
β¨ Maqaarkaaga sii iftiin dabiici ah! β¨
Mask-kan wuxuu ka kooban yahay bariis iyo malab π―πΎ
βοΈ Nadiifiya maqaarka
βοΈ Ka dhigaya mid jilicsan & dhalaalaya
βοΈ Ka caawiya finan iyo madowga
Isticmaal si joogto ah oo arag isbedelka π
π Dalbo hadda: 0614471419
β¨ BOTox Bee Venom β Qurux Degdeg ah! β¨
π§ Yaree laalaabka & khadadka wajiga
π Maqaarka sii iftiin & adkaan
π Natiijo muuqata muddo gaaban
π Ku dar routine-kaaga maanta!
π Dalbo hadda: 0614471419
π Gluta Collagen Pink π
Cabitaan qurux kaa dhiga gudaha ilaa dibadda! β¨
βοΈ Maqaarka iftiimiya
βοΈ Dhalaal iyo fresh look
βοΈ Ka caawiya finanka & daalka maqaarka
π Dhadhan macaan + faaβiido badan
π Dalbo hadda: 0614471419
π
π₯ Timaha qalalan? Jaban? Daadanaya?
Xalka waa kan! π
AfloveRA Shampoo + Conditioner + Yog Shine Oil πΏ
β¨ 3 maalmood gudahood waxaad arki doontaa farqiga!
βοΈ Jilicsanaan degdeg ah
βοΈ Dhalaal muuqda
βοΈ Timo caafimaad leh
π Dalbo hadda: 0614471419
①Ha sugin⦠timahaaga qurux sii maanta!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
252