Azaam Skin Care

Azaam Skin Care

Share

Tayo iyo qiima macquul ah

09/05/2026

✨ Ma doonaysaa maqaar nadiif ah, dhalaalaya oo caafimaad leh? ✨
Halkan waxaa kuugu diyaar ah products tayo sare leh oo kaa caawinaya: 🌸 Inuu maqaarkaagu noqdo mid siman
🌸 Yaraynta finanka iyo dhibcaha madow
🌸 Qoyaanka iyo dhalaalka wajiga
🌸 Daryeel buuxa oo skin care ah
βœ… Ku haboon noocyo badan oo maqaarka ah
βœ… Original & tayo la hubo
βœ… Natiijooyin qurux badan marka si joogto ah loo isticmaalo
πŸ“¦ Dalbo hadda si aad u hesho skin care-ka kugu haboon
πŸ“ Mogadishu
πŸ“ž 0614471419

29/04/2026

✨ QINGLING Cream – Sirta Maqaarka Quruxda Badan ✨
Ma rabtaa maqaar jilicsan, ifaya oo da’yar u muuqda? 😍
QINGLING cream waa xalka aad raadinayso!
πŸ’™ Faa’iidooyinka: βœ”οΈ Yareeya laalaabka & calaamadaha gabowga
βœ”οΈ Ka dhiga maqaarka mid siman oo ifaya
βœ”οΈ Si qoto dheer u qoynaya (hydration dheer)
βœ”οΈ Ka caawiya midabka maqaarka inuu isku ekaado
🌿 Ku habboon: β€’ Maqaarka qalalan
β€’ Maqaarka caadiga ah
β€’ Qof kasta oo raba glow dabiici ah
πŸ•’ Sida loo isticmaalo: Isticmaal subax & habeen kadib markaad wajiga nadiifiso. Mari si tartiib ah ilaa uu si fiican u nuugo.
πŸ“¦ Hadda waa diyaar!
πŸ“ž Dalbo: 0614471419
πŸ”₯ Ha seegin fursadan – quruxdaadu ha ifto maanta!

25/04/2026
19/04/2026

✨ Ma rabtaa maqaar dhalaalaya oo nadiif ah? ✨
Set-kan RICE CARE + SERUM πŸ’§ waa sirta glow-gaaga! 😍
🌾 Rice Toner
– Nadiifiya oo dejinaya maqaarka
– Ka caawiyaa in uu noqdo mid jilicsan & iftiin leh
πŸ’§ Serum (Vitamin + Glutathione)
– Yareeya madowga & dhibcaha
– Si qoto dheer u nafaqeeya maqaarka
– Ka dhigaya skin-ka mid fresh ah
πŸ₯₯ Rice Cream
– Si fiican u qoyaan-siisa (moisturize)
– Ka dhigta maqaarka mid siman oo dhalaalaya
βœ… Ku habboon:
βœ”οΈ Dry skin
βœ”οΈ Normal skin
βœ”οΈ Qof raba glow dabiici ah
πŸ•’ Sida loo isticmaalo:
Toner marka h**e
Serum ku xig
Cream ku dhammee
πŸ”₯ Natiijo: Maqaar nadiif ah + glow muuqda!
πŸ“ž Dalbo hadda: 0614471419
🚚 Delivery degdeg ah

19/04/2026

✨ Glow Skin Routine – Rice Power! ✨
Ma rabtaa maqaar dhalaalaya, siman oo caafimaad leh? 😍
Set-kan waa sirta glow-gaaga! πŸ‘‡
🌾 Rice Toner (I’m From)
– Si qoto dheer u nadiifiya maqaarka
– Ku daraya qoyaan & iftiin dabiici ah
– Ku fiican dry & sensitive skin
🍯 Beauty of Joseon Rice & Honey Glow Mask
– Ka saarta wasakhda & dead skin
– Ka dhigta maqaarka mid jilicsan oo nuuraya
– Waxay yareysaa dullness-ka
πŸ’‘ Sida loo isticmaalo:
1️⃣ Wajiga dhaq
2️⃣ Mari toner-ka (subax & habeen)
3️⃣ Isticmaal mask 2–3 jeer usbuucii
4️⃣ Ku xiro moisturiser
πŸ”₯ Natiijo: Maqaar nadiif ah + dhalaal + hydration buuxa
πŸ“² Dalbo hadda: 0614471419
🚚 Delivery degdeg ah

17/04/2026

✨ Maqaarkaaga sii iftiin dabiici ah! ✨
Mask-kan wuxuu ka kooban yahay bariis iyo malab 🍯🌾
βœ”οΈ Nadiifiya maqaarka
βœ”οΈ Ka dhigaya mid jilicsan & dhalaalaya
βœ”οΈ Ka caawiya finan iyo madowga
Isticmaal si joogto ah oo arag isbedelka 😍
πŸ“ž Dalbo hadda: 0614471419

16/04/2026

✨ BOTox Bee Venom – Qurux Degdeg ah! ✨
πŸ’§ Yaree laalaabka & khadadka wajiga
🐝 Maqaarka sii iftiin & adkaan
🌟 Natiijo muuqata muddo gaaban
πŸ‘‰ Ku dar routine-kaaga maanta!
πŸ“ž Dalbo hadda: 0614471419

15/04/2026

πŸ’– Gluta Collagen Pink πŸ’–
Cabitaan qurux kaa dhiga gudaha ilaa dibadda! ✨
βœ”οΈ Maqaarka iftiimiya
βœ”οΈ Dhalaal iyo fresh look
βœ”οΈ Ka caawiya finanka & daalka maqaarka
πŸ“ Dhadhan macaan + faa’iido badan
πŸ“ž Dalbo hadda: 0614471419
πŸ’•

14/04/2026

πŸ”₯ Timaha qalalan? Jaban? Daadanaya?
Xalka waa kan! πŸ‘‡
AfloveRA Shampoo + Conditioner + Yog Shine Oil 🌿
✨ 3 maalmood gudahood waxaad arki doontaa farqiga!
βœ”οΈ Jilicsanaan degdeg ah
βœ”οΈ Dhalaal muuqda
βœ”οΈ Timo caafimaad leh
πŸ“ž Dalbo hadda: 0614471419
⚑ Ha sugin… timahaaga qurux sii maanta!

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252