Ugaas gacal
Online Marketing And Advertising
04/07/2023
CASHARKA MAANTA
Gabadh ayaa ka shaqaynaysay warshad hilibka qaybinta. Maalin maalmaha ka mid ah, markii ay dhammaysay shaqadeedii jadwal, waxay gashay qolkii hilibka qabow (Barafeeyaha) si ay usoo eegto shay, laakiin nasiib darro, albaabkii ayaa ku xidhmay iyada oo aanay cidina arag. Inkasta oo ay qaylisay oo ay garaacday xooggeedii oo dhan, oohinteedii lama maqlin.Inta badan shaqaaluhu mar h**e ayay tageen,qaboowga ka jiro gudaha qolka oo aan lo dulqaadan karin aye ku sigatay inay ku dhimato qolka.
Shan saacadood ka dib, iyadoo qarka
u saaran tahay dhimashada, ilaalada warshadda aya u yimid aakhirkiina albaabka ka furay. Waxay si mucjiso ah uga badbaadday geeridaas maalinkaa. Markii danbe ayay waydiisay waardiyihii siday ku timid inuu albaabka ka furo, maadama ay shaqadiisa aheen.
Sharaxaada waardiyaha:
"Waxaan ka shaqeynayay warshada muddo 35 sano ah, boqolaal shaqaale ah ayaa soo gala shaqada malin kasta, laakiin waxaad tahay mid ka mid ah inta yar ee subaxii i salaama iyo habeen walba marka aad baxayso i macsalaameya shaqada kadib. Kuwo badan ayaa iila dhaqma sidii qof aynan arki karin. Maanta, sida caadiga aheed
Marka aad soo gashay si fudud aya i salaantay warbixisay, "Hello" Laakin fiidkan ka dib saacadaha shaqada, waxaan si cajiib ah u arkay inaan ma maqlin "Bye, see you berri". Sidaa darteed, waxaan sugayay macsalaama oo i dareensiineyso inaan ahay qof nool oo meesha fadhiyo. Anigoo maqli waayay sagootintaada maanta, waan gartay wax baa dhacay. Taasi waa sababta aan meel walba kaaga soo raadiyay." Noqo mid xushmeeya, jecel oo ixtiraam kuwa ku xeeran darajo walbo ay leeyihiin. Isku day inaad saameyn ku yeelato dadka quluubtooda maalin kasta, ma ogid berri waxa dhici doona.
Duco ku Nool🙏❤️
Nimcadaan cidlo hala seexan ee nin la ag seexo😂😂
Waa dardaaran funny ah.
allah ha unaxaristo😭😭
Abwaan Sooraan.
03/07/2023
Markabka ugu wayn aduunka ee lagu magacaabo "Icon of the Seas" waxa uu ku dhaw yahay in uu shiraacdo January 2024. Markabkan oo ay samaysay shirkad laga leeyahay dalka Finland oo lagu magacaabo Royal Caribbean International ayaa qaadi doonta 5,610 rakaab ah iyo 2,350 shaqaale.
5 laab uu ka weyn yahay kana culus yahay markabkii Titanic oo culeyskiisu ahaa 250,800 oo tan halka Titanic uu ahaa 50,210 tan. Dhanka kale, kumannaan qof ayaa goostay tigidhada si ay uga mid noqdaan rakaabkii ugu horreeyay.
Ma jeclaan laheed inaad ka mid noqota rakaabkaas.
02/07/2023
Dood adag aya ka taagan midabka saxda ah ee calanka Somalia.
Mid kee baa kula saxan.
We don't want everything for free
We are power, we are government
Wax walbo kuma rabno bilaash,
Waxaa nahay dowlad waxaa nahay awood, Hanoola dhaqmina si shacab aad macaawino siineysaan.
Bravo:👏👏 mr William samoei Ruto
28/06/2023
Qofkasta Muslin Ahi Ha #Share Gareeyo Muuqaalkan Si U Badkeenu Ugu Daydaan Maansha Allah ❤️
27/06/2023
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
22/06/2023