Atlas Global College

Atlas Global College

Share

Aqoonta waa iftiin, guushuna waa himilo

11/05/2026

Horay usoo gaar machadka Barashada Luqadda ingiriisiga ee ATLAS GLOBAL COLLEGE.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir.
Tell: 613609993

04/05/2026

Hadii aad danaynayso Barashada Luqadda ingiriisiga fadlan soogaar xarunta machadka Barashada Luqadda ingiriisiga ee ATLAS GLOBAL COLLEGE.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir
Tel: 613609993
Email: [email protected]

21/04/2026

Kuusoo dhawaada Atlas Global College.

Waxaa toos ubilaawday xiisadahii, waxaana garab socda diwaangalinta ardayda.

Hadii aad danaynayso Barashada Luqadda ingiriisiga fadlan soogaar xarunta machadka, oo yuusan kaa buuxamin fasaladu.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir.
Tell: 613609993
Email: [email protected]

Mahadsanidiin 🙏

18/04/2026

Waxaan kugu soo dhawaynaynaa machadka Barashada Luqadda ingiriisiga ee ATLAS GLOBAL COLLEGE.

Machadku waxuu ku yaalaa dagmada Guriceel gaar ahaan xaafadda daryeel, qaybta danbe ee iskuulka Alma'mun ama xaruntii h**e ee idaacaddii STAR FM.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:-
Tel: 613609993
Email: [email protected]

06/04/2026

Ogaysiis muhiim ah.

Waxaan bulshada reer guriceel qaybaheeda kala gadisan ogaysiinaynaa in machadka Barashada Luqadda ingiriisiga ee ATLAS GLOBAL COLLEGE lagaaga furay dagmada Guriceel.

Isdiwaangalintu waa socotaa ee soogaar xarunta machadka oo kutaala qaybta danbe ee iskuulka Alma'mun.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:-
Tel: 613609993
Email: [email protected]

Mahadsanidiin.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu
3151