Somali Medical Channel
Advertise and interview of Hospitals and clinics
04/09/2026
Safarkii 24aad ayaan ku iman doona Hilaal speciality hospital ee magaalada baladweyne maalinta axada ah #06.09.2026.
Ka faaideysi wanaagsan.
Guud: Faaligu waa xaalad degdeg ah oo dhanka neerfaha ah, waana la daweyn karaa. In calaamadaha si dhaqso ah loo garto iyo in isbitaal takhasus leh lagu gaaro saacadaha h**e waxay ka hortagtaa curyaannimo joogto ah waxayna badbaadisaa nafta
Message: A stroke is a treatable neurological emergency. Recognizing the symptoms instantly and reaching a specialized medical center within the golden hour can prevent permanent paralysis and save lives.
ciyow
#
War Gelin Muhiim ah!
Dhamaan waxaa lagu war gelinaaya dadweynaha ku nool Degmada nawaaxigeeda in Dr Ciyow uu dib ugu soo laabtay Isbitaalka Naafic kana hawl bilaabay.
Waxii faahfaahin ah fadlan kala xiriir 0619208038.
Mahadsanidiin.
10/07/2026
Noqo dhageyste fiican.
Inaad bukaanka si taxadir leh u dhageysato maskaxdaadana u wada jeediso , marka h**e si guud u wareysato kadibna qeybtaada u sii daadagto si go,aan fiican u qaadayo waxey kaa caawinee inaad si sax ah cudurka u ogaato.
Ciyow Mental Health Foundation
Dr.Ciyow Neuropsychiatric Clinic Dhakhtarka 1aad ee Neerfaha Iyo Dhimirka
Drciyow Specialized Clinic .
09/06/2026
Dad badan waxay la nool yihiin xanuunka iyagoo aan garan sababtiisa dhabta ah.
Inta badan noocyada madax xanuunka waa la baari karaa, waa la ogaan karaa sababtooda, waana la daaweyn karaa marka si sax ah loo qiimeeyo.
Haddii madax xanuunku soo noqnoqdo ama noloshaada saameeyo, la tasho dhakhtar si aad u hesho baaritaan iyo daaweyn ku habboon.
10/01/2026
9 ka waxyaabood oo soo kiciya xanuunada qalalka iyo xalkooda...DrCiyow
Qeyb yar oo xayeysiin ah oo ku saabsan Adeegyada xaruunta specialized clinic.
Dr.CIYOW CABDI ADAM .
61 3 80 51 11 ama 61 7 74 47 77
Ma ogtahay iney jiraan ilaa 400 cudur oo neerfaha ah.
Category
Telephone
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Somali Medical Channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.