Cirbad Show

Cirbad Show

Share

Deg.Yaaqshiid

18/07/2026

Waxaan halkaan Hampalyo ugudirayaa xildhibaan cali maxamud maxamed cali ciro Allah kulagarab galo xilka lagu idmaday sodhowow mudane gacmofuran

18/07/2026
16/07/2026

Haybad waxaad kuledahay.....

Photos from Cirbad Show's post 14/07/2026

Kuqado Hadiyad labixiyo Tan uguqalisan
Oo soo sheeg su aashaas jabaawteeda

13/07/2026

HADII UNREYS ABEESO LOO GUUTSHAY UNFADANA EEYAA AROOSAAYA
QORE CIRBAD SHOW

13/07/2026

Waaa Aliya maxamed Nuur oo ah sargal xidigle ah oo kamida ciidamada cirka ee soomaaliyed Hal fariin u sargaladaan

12/07/2026

Maalintii lagu magacaabay ilaaya maanta mahayno waxqabad muuq indhahayno maqabtaan mah mahaana somali aheyd Meel ka maqnoow ama ka muuqo Gudon Maahin wax badali karee waxaansa filaa Markalle inaada heleyn Bulsho ku aminto Maati daryeelan urabnaa dagmadaane
Maandhow nagleexo oona Namood

Ereyadaan waxaan ka qabtay Nin kudhashay dagmada bondhere waligiisna meel aan ugabixin da aadiisunatahay 67 jir Erayadu intaas wey kabadanyihiin

09/07/2026

Deex barwaaqo Cigo iladaawo

03/07/2026

Cigaya geel gub celmacan waxe ka cabtay
Ceel warshiiq Al fanaan xusen nuuriyow

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu