Maryamayn

Maryamayn

Share

dadka ka caawi nafsi ahaan wanaag inay agtaada ku dareemaan Mrkay xaalad adag ku jiraan

19/09/2023

Unolow sida saxda ah ee ku haboon naftaada , ee ha unolaanin sidaad nafkle u qancisid
🌺🌷🧕Self-love 🥰🧕🌷🌺

10/09/2023

Waxba igama gelin haddii aad ku nooshahay nolosha tan "ugu fiican".

Waxaan rajaynayaa inaad u nooshahay si xor ah. Nolol aan wahan iyo culays lahayn. Nolol fudud. Waxaan rajaynayaa in noloshaadu tahay mid isku dhafan, duruus, waayo-aragnimo, farxad, khalad, korriin iyo horumar.

Waxaan rajaynayaa in aad fahanto in diidmada, guuldarrada, shaqo la'aanta, iyo niyadjabku ay ka dhigan yihiin in aad nooshahay, wax isku dayayso, oo nolosha ku dhex jirto. Waxaan rajeynayaa in aad noloshaada ka dareemeyso qurux ka badan sida ay ugu qurux badan tahay dadka kale. Waxaan rajaynayaa in aad noloshaada u sahamiso meel ugub, aan la garanayn, oo yaab, iyo lamafilaan ah.

Waxaan rajeynayaa inaadan kaliya hiigsaneynin "ugu wanaagsan" oo aad hiigsaneyso buuxsanaan, raynrayn aan xadidneyn, iyo xakameyn la'aan. Waxaan rajaynayaa inaad qaado waddadii lagugu talagalay, se aadan qaadin tan lagaa filayo.

A.Qaydar

11/08/2022

Waa inaad ahaata qof cafis bdn
Ruxii ku xumeeya oo aad wng ugu badashaa wxaad aad ka faa'iideysaa marka koowad : waxaad shaqeysaty ajar
Marka xikta ruxaas waxuu kaa dhiganayaa dadka qofku ugu jecelyhy ❣️

09/08/2022

Noloshu waxay macno bdn yelataa markii aad garowsato xaqiiqada fudud ee ah in fursad isku mid ah aysan Laba jeer ku soo mareyn

Muhiimada: ka faa'iideyso fursad kasta oo ku soo marta

09/08/2022

Iskaa udhiiranaw isbadalna usamee adoo cidna dhibane kuu ahyn. Say taadu kuugu suuro gasho maaha in ay cid kale lugooyo lakulanto.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu