Midnimo herbal center

Midnimo herbal center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo herbal center, Beauty, cosmetic & personal care, Boondheere, .

Photos from Midnimo herbal center's post 20/07/2026

Waa___maxay___Baabasiir❓

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.

Calaamadaha

1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon.

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.

Sababaha

Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

Cilad_sheegidda:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.

Daaweynta

Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan

Hadii_Aad_dooneyso_in_aad_iska_cirib_tirto
xanuunkan
Si_laguu_caawiyo_laxariir_whats_up_kan
61 6389495

Pls share gare si wlllaha cudurkan la dhiban ay ugu faideystaaaan 61 6389495

11/07/2025

GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA
Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha .
Laba nuuc ayuu u qeybsamaa gaasku:
• Mid ka yimaada dawa la isticmaalay sida;dawooyinka xanuun baabi’yasha
• Mid ka yimaada jeermis ama ka dhasha khalal difaaca jirka(pernicious anemia)

HADABA HADAAD KA CABANEYSO LABADAAN NUUC EE CUDURKAAN
WAXAAN KUU HEYNA Daawo herbal ah oo ka dhaqeyso Xanuunka i.a
KALA XARIIR
wa.me/0682206119

Photos from Drs raxmo's post 13/11/2023
Photos from Drs raxmo's post 13/11/2023

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaa
Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xirir whatsappka https 0619532851
👍👍👍💝

03/02/2023

Daawo waxtar caafimad uleh jirka bini'aadam ka
Dhamaan waxaan Daawo u haynaa xanuunada kala ah:
1: Gaaska 11: cayilka
2: Sonkorta 12: naqaska
3: Dhiigkarka 13: kalastaroolka
4: Elerjiga 14:Burooyinka
5: Baabasiirka 15: caado wareerka
6: infagshanka 16: xasaasiyada
7: Sanboorka 17: Dhalmo la'aanta
8: Kilya xanuunka 18: Dhabar xanuunka
9: Kansarka 19: Biyo baxa dag daga
10: Finanka wajiga 20: Beer xanuunka

Caafimadka allaa bixiyee dadaalkana waa lama huraan. Wixii Fahfaahin ah kala xiriir whatsAppka (+252619532851

18/01/2023

Daaweynta Cudurada Guud

Daaweynta Kilyo xanuunka
Daaweynta Kaadi baxsadka
Daaweynta Calool istaaga
Daaweynta Baabasiirka
Daaweynta Mindhicir xanuunka
Daaweynta Madax xanuun joogtada ah.
Daaweynta Lafo xanuunka
Daaweynta Murqo xanuunka
Daaweynta Jilbo xanuunka
Daaweynta Hurdo la'aanta
Daaweynta Dhiig la'aanta
Daaweynta Nafaqo darida
Daaweynta Neefta
Daaweynta Kalastaroolka
Daaweynta Gaas calooleedka
Daaweynta Sonkorowga
Daaweynta Dhiig karka
Daaweynta Burukiitada iyo neefta o ku dhibta
Daaweynta Cago bararka
Daaweynta Lugo hurka
whts up .
Kala xariir
wa.me/+252 619532851

Telephone

Website