xafsunistyle
usamir aadmiga si kastay u qaladad badan yihiin
Kusoo dhawada dalkiini aad guusha ukeenten iyo dadkiini jallayal 🇸🇴💪🥰
15/10/2022
Insha Allah guul Aya idinka rajaynaa wiilashenow👐
18/03/2022
Marnaba madaxyadiina hoos ha ujeedinina aamina inaad tihiin team aad u adag wax walbo adagna kataqlusi karo iskaashigu waxy keenta guul marka isku daya midba midkiina kle inuu madaxiis kor uqaado niyadana kishto in hadi ad kubad fiican soo bandhigto guushuna dhankiina noqonayso marka hadan nahay shacabka marwalbo duco iyo garab istaag ayan idiin mujindoona
Wax walbo inookeentiina garabkiina nahay my team ocean star let's go 💪🇸🇴
Somalia hanolaato💪🇸🇴
26/12/2020
Kulan derby ah ayey wda ciyarayan
putland vs galmudug
Yey kula tahay in uu finalka gaadhi doono
Fadlan saadalintaadu waa inoo muhiiim👈
Muslims must show their love for our peaceful religion
جب على المسلمين أن يظهروا حبهم لديننا السلمي
Muslimiintu waa inay muujiyan jacaylka ay uqaban diintena
21/09/2020
Abaabala ma sheegadaaz aya keenten
Ika fsha anna
21/09/2020
21/09/2020
From team goodax
Click here to claim your Sponsored Listing.