Dr Oskar

Dr Oskar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Oskar, Health/Beauty, Mogadishu.

19/05/2025

Horey usoo gaar Isbitaalka Sehha Gate Hospital si aad u ogaato cuntada aad xasaasiyada ku qabto.

15/05/2025

Jimca wanaagsan

13/12/2022

Bishaaro Bishaaro Waxaa Loogu Bishaareeynaya Dadweeynaha Kunool degmada Buula.Burte Iyo Nawaaxigeeda In uu imaaday Maanta Oo Ah Talaado Taariikhduna Tahay 13/12/2022 Wuxuu Joogaya Ilaa Maalinta Khamiista,

Qaliinnada Burooyinka Noocyadooda Kala Duwan
Qaliinnada Qanjirka Noocyadooda Kala Duwan
Sida [Qanjirka Dhuunta] [Qanjirka Barostaataha]
Sidoo Kale Dhaqtarka Wuxuu Kaadaaweyn Doonaa
Cudurada Guud Ee Kalada Duwan

Uga Socotaa Isbitaalka Sehha Gate Qeeybtiisa Buula Burte Xaafada Wadajir Dhinaca Bari Wixi Faah-Faahin Intaas Dheer Kala Xiriir 06151464

11/12/2022

Qeyteenna Baaritaannada Guud Ee Shaybaarka waxaa ka heleysaaa 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐢𝐠𝐠𝐚-𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐜𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚.

10/12/2022

Night view in

21/04/2022
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu