Drs Ifrah Ahmed
Ma'raadineysaa xal caafimad rasmi ah oo ku sabsan daaweyn lagu ciribtirayo cudurada ku'dhaca Hawenk
16/10/2022
Xulka da’yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta waxa ay soo hoyeen guul taariikhi ah tartanka (AFCON -CECAFA Zonal) oo dareen farxadeed oo weyn u leh shacabka iyo dowladda Soomaaliya.
Ciyaaryahannada, macalimiinta iyo maamulka waxa ay tusaale wanaagsan u yihiin xirfadda iyo dadaalka ciyaarhannada Soomaaliyeed, taas oo aas-aas wanaagsan u ah Xul Soomaaliyeed oo la tartama dhigooda gobolka iyo qaaraddaba.
Xulka Kubadda Cagta ee 17 jirrada ah ee qarankeenna, waxa ay muujiyeen in dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka go’an tahay in ay la tartamaan dhiggooda caalamka, aysanna niyad jabin karin kuwa ku gumaadaya fikirka xagjirnimada ah ee qaraxa iyo xasuuqa u adeegsanaya qaarkood, kuna gumaadaya walaalahooda kale ee la da’-da ah
Waxaan si dhow ula socday ciyaaraha xulka 17 jirrada ah ee ku matalayey qarankeenna Isreebreebka Afrika ee heer gobol ee Bariga iyo Bartamaha, taas oo aan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo bahda ciyaaraha dalka ugu hambalyeynayo hanashada koobkan oo dhabbaha u xaaraya soo noqoshada wacdarihii heer gobol iyo heer qaaradeedba ee Xidagaha Badweynta.
Waxaa amaan mudan tababareyaasha, taageerayaasha iyo guud ahaan bahda ciyaaraha Kubadda Cagta Soomaaliyeed ee garabtaagnaa ciyaartoydeena.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
252